Geedka Nabada

Geedka Nabada Geedka Nabada is a free impartial 21st century web portal intended for the people in tHorn of Africa Geedka Nabada
(1)

09/11/2026

Intaa Ma isla Fahanay 🫔

09/11/2026

High-quality cover of the classic Somali hit Qoortaada Dheeree By C Salaad Beer Dilaacshe & Magool. REIMAGINED Somali Classics

09/11/2026
09/10/2026

Xaafadii lixaad oo isku badashay Suuqa Xoolaha

Madaxweyne ku xigeenka Deegaanka soomaalida Oo xusaya Maalinta Mustaqbalka 5ta Baaqume ayaa booqasho kusoo maray Xafiisk...
09/10/2026

Madaxweyne ku xigeenka Deegaanka soomaalida Oo xusaya Maalinta Mustaqbalka 5ta Baaqume ayaa booqasho kusoo maray Xafiiska Hal-Abuurka DDS
Maalintan 5ta baaqume oo loo asteeyay Maalinta Mustaqbalka ayaa deegaanka Soomaalida diiradda lagu saarey Digitalka iyo technologyga, iyadoo lagu falanqeeyay sida uu deegaanka soomaalidu uga qayb qaadanayo casriyaynta iyo Digitalizationka shaqooyinka dawladda

Magaalada Jigjiga Saaka waxa laga Xusay Maalinta Mustaqbalka  oo ku asteysan 5ta bishop Baaqume ,Xuska Maalintan Mustaqb...
09/10/2026

Magaalada Jigjiga Saaka waxa laga Xusay Maalinta Mustaqbalka oo ku asteysan 5ta bishop Baaqume ,
Xuska Maalintan Mustaqbalka ayuu Deegaanka Soomaalidu uga faaidaystay Dhiirigalinta iyo Horumarinta Digitaalka Hal kudhigga xuska maantuna wuxuu ahaa " Digitaal Cusub waa Itoobiya Cusub"
Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweyne kuxigeenka Deegaanka Soomaalida Mudane Ibraahim Osman masuuliyiinta Guddiga technologyga" iyo sidoo kale Xubno kamida Kaabineetka Deegaanka
Waxaa sidoo kale Munaasibadda kusugnaa bahda curinta, Xirfadaha, iyo shirkada Hal abuurka digitaalka la yimid

09/07/2026

JIGJIGA iyo XOOGAGA amniga ee DDS. , ,

09/05/2026

Xafiiska Ganacsiga iyo Gaadiidka DDS ayaa Ogaysiiskan soo saaray

Dirawalada gaadiidka waxaan faraynaa in ay u hogaansamaan awaamiirta dawlada.

Waa qayb kamid ah rakaabka u kala goosha jigjiga ilaa diredawa oo laga qaaday kharash dheeri ah kadibna u sheegay xubanaha shaqaalaha xafiiska ee sugaya tacriifka dawladu u jaangoysay in laga qaaday kharash kabadan midka dawladu jaangoysay waxaana dibloogu celiyay lacagtii dheeriga ahayd.

Bulshadu way ku mahadsan yihiin say ula shaqaynayaan xafiiska.

09/05/2026

Waxaa maanta Xidhiidhka Kubadda Cagta DDS sameeyeen isku aadka Tartanka Koobka Caafimaadka, kaas oo uu maalgelinayay Xafiiska Caafimaadka ee Deegaanka. Waxaana ka qayb-geli doona 20 kooxood oo ka kala socda dhalinyarada cuslaatay iyo qaar ka mid ah hoggaanka ugu sarreeya ee Deegaanka.

Garoonka Wiilwaal Park ayaana martigelin doona.

Shirwaynaha wacyigelinta iyo abaabulka Dakhliga degmada Shabeelay.Xarunta degmada shabeelay waxaa maanta ka qabsoomay Sh...
09/04/2026

Shirwaynaha wacyigelinta iyo abaabulka Dakhliga degmada Shabeelay.

Xarunta degmada shabeelay waxaa maanta ka qabsoomay Shirweynaha wacyigelinta iyo abaabulka dakhliga degmada shabeelay, waxaana kaso qaybgalay Gudoomiyaha Gobalka faafan Mudane Khadar Axmednur, Gudoomiyaha degmada shabeelay Mudane Yuusuf Xasan, gudoomiye kuxigeenka Gobalka faafan, Madaxa Arimaha Xisbiga Gobalka faafan, hogaaminta Qabaleeyada degmada shabeelay iyo marti sharaf kale.

Kulankan ayaa lagusoo bandhigey guulihii lagasoo hooyay nidaamka dakhli uruurinta iyo waxqabadkii sanadkii 2018.T.I, waxayna maamulka Gobalka faafan iyo degmada shabeelay kula darmaarmeen hogaaminta qabaleeyada in lasii dardargeliyo shaqooyinka dakhli uruurinta.

Gabogabadii Munaasibada waxaa abaalmarino kala duwan la gudoonsiiyey Qabaleeyadii hormuudka ahaa ee sidii loogu talo-galay usoo xareeyay dakhligii sanadle ee 2018.T.I, waxaana si gaar ah loo maamuusay Qabaleeyadii kaalmaha h**e galay iyadoo la gudoonsiiyey labo Cagaf oo ay uga faaiideysan doonaan Waxsoosaarka Beeraha.

Address

4843 KING ALBERT Drive
Hilliard, OH
43026

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedka Nabada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share