Ardaa Abdi Digital Greater

09/27/2025

Hargaysa- Aabbe da’ ah oo kasoo qayb galay kulanka Islaamka.

09/27/2025

Aduunyadu waata nina daarta u hoysay nina meel uu roobka kaga dhuunto uu la yahay

Raggii dahabka soo xaday Dalka yaa u soo diray ? Yaa damiintay tuugada ?Duhur-cad dadkii dhacay ?Meeday dowladeennii ?Al...
09/24/2025

Raggii dahabka soo xaday
Dalka yaa u soo diray ?
Yaa damiintay tuugada ?
Duhur-cad dadkii dhacay ?
Meeday dowladeennii ?

Alfanaanad Najma Nashaad

09/24/2025

Ma Runbaa in fanaanada Ugbaad aragsan Lagu Sumeeyey Addis Ababa.

09/23/2025

Ali Zaki iyo Mustafe Kante😂

09/23/2025

Farxaduba Waa Guurka Hambalyo Muna Faysal idi iyo Saygaaguba

Wareysigan cajiibka ah ee laga qaaday Hosow Pro  waxyaabaha ay tahay inaad ka ogaato, kuguna qasbaysa inaad daawato hadd...
08/18/2025

Wareysigan cajiibka ah ee laga qaaday Hosow Pro waxyaabaha ay tahay inaad ka ogaato, kuguna qasbaysa inaad daawato haddii aad tahay qof daneeya abuurista muxtawaha iyo guud ahaanba hal-abuurka sheekooyinka iyo filimada aad buu ku anfacayaa. Waxa macnaha usii yeelaya waxa ka mid ah qofka wareysanaya oo ah nin aqoon durugsan u leh ustaadka oo waxa uu garanayaa waxqabadkiisa; min bilow maalinkii uu moobilka u isticmaalayey microphone ahaanta illaa maanta oo uu yahay sheeko-sameeye iyo macalin aqoon durugsan u leh adeegsiga technology-yada si cajiib ah.

Hosow Pro inkasta oo uu caan ku yahay haddeer sheekooyinka hal-abuurku ka muuqdo ee uu kusoo gudbiyo channel-kiisa YouTube, haddana waa filim sameeye wakhti h**e soo bilaabay, lana soo shaqeeyey filimaan heer caalami ah iyo kuwo local ahba sida uu ka dhawaajiyey, lagana dheehan karo wareysigan.

Hosow Pro waxyaabaha uu ku nuuxnuuxsaday waxaa ka mid ahaa YouTube-ka oo uu xusay dhamaanba waxyaabaha uu u baahan yahay min bilow oo ah kahor inta aanad bilaabin sidii aad Niche-kaaga kusoo heli lahayd illaa sidii aad uga dhigan lahayd Shaqo rasmi ah (Fulltime Job)
Waxyaabah uu ku xusayo inta uu halkan ku jiro wcaa ka mid ah xirfadaha uu u baahan yahay si aad YouTuber macne leh u noqoto, qalabka iyo software-ada ay tahay inaad u isticmaasho samaynta iyo duubista muuqaalada, samaynta Thumbnail-ka, fahamka Algorithm-ka, ikk.

Ustaadka waxa aad ka guntaysaa marka aad muuqaalkan dhameysato talooyin la xidhiidha sidii aad YouTube-ka iyo shakhsiyadaada u kala saari lahayd ee aanad iskugu dhexwaayi lahayn.
In YouTube-ku yahay meel kaaga baahan dedaal, juhdi iyo wakhti waa haddii aad rabto inaad si dhab ah uga lib-keento.
In YouTube-ku yahay meel nolol laga samayn karo, isla sidoo kale dadkale looga samayn karo, kuna xidhan tahay dedaalka aad geliso.
In waxa wanaagsan ee lasoo gudbiyaa aanu xuduud kaasoo xidhmaya lahayn, balse xumaantu maalinba maalinka kasii danbeeya ay kaa sii ridayso booraan aanad kasoo laaban karin.

08/15/2025

Jawigii goobta markii Jabuuti orodka ku guuleystay

Hargeysa Hadh wanaaag
07/02/2025

Hargeysa Hadh wanaaag

01/07/2025

XALIYE SHUFTAA WEERARTAY

01/06/2025

"Yurub Geenyo & Qamar Sugani:
Dhacdooyinkii Ugu Weyn ee Sanadka
Cusub! Yaaab🙆‍♂️


a



l

Address

La Canada Flintridge, CA

Telephone

+252634473550

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaa Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ardaa Abdi:

Share