WIXII CUSUB

WIXII CUSUB waxaad naga bogan kartaan warbixino idin xiisa galiya

Xalay ayay Game Qabiil ciyaartay $126,000 (Boqol labaatan iyo lix kun oo dollar) ayay heshay waliba Hal saac wax kayar a...
06/21/2026

Xalay ayay Game Qabiil ciyaartay $126,000 (Boqol labaatan iyo lix kun oo dollar) ayay heshay waliba Hal saac wax kayar ayay ku heshay Cadadka lacageed ee intaas la eg.

lacagtaas waxay Lix-Jibaar ka badantahay Lacagta Uu sanadkii Mushaar ahaan u qaato madaxwaynaha China 🇨🇳 🤔.

Somalida waxay aad u aaminsanyihiin Qabyaaladda, Sida sharafta qabiilkoda u ilaaliyaan uguna dagaalaman hadeey Dalkooda ugu dagaalami lahaayeen sharafka Dalkooda u ilaalin lahaayeen Aduunka meel sare ayaan ka joogi lahayn .

Bulshada somaliyeed waxay u baahanyihiin in Qabyaaladda laga wacyi galiyo , Wadaniyadda iyo Ilaalinta qiyamka dalkooda lagu wacyi galiyo,
Alloow sida somalida Qabiikooda u jclyihiin wadankooda iyo Somalinimada u jclaysii.

Dagaaladii Gobolka Shabbeelaha hoose ayaa hadana dib usoo noqdeyCiidamo uu hogaamiyo Gudoomiye kuxigeenka 1,aad ee Gobol...
06/20/2026

Dagaaladii Gobolka Shabbeelaha hoose ayaa hadana dib usoo noqdey

Ciidamo uu hogaamiyo Gudoomiye kuxigeenka 1,aad ee Gobolka Shabellaha Hoose Abubar Abdalla Bashir iyo Taliyaha Saldhiga Marka Dhamme Qasaaye iyo Ciidan kale oo uu horkacayo Taliyaha Nabad-Sugiga Degmada Marka Mohamed Sheeikh ayaa Maanta ku dagaalamaya Deegaanka Ceel-Wareegow ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Abukar Abdalla Bashir ayaa Nolol iyo Geeri lagu la'yahay, Sida aan xogta ku heleyno Inkabadan 9 qof ayaa geeriyootay walina Dagaalka wuu socdaa, Sida aan Xalay baahiyay Gudoomiyaha Iyo taliyaha Boliiska Degmada ayaa Xalay nabad-sugida ku eedeeyay inay inay 7 isbaaro u taalo Magaalada Marka.

06/17/2026

Filimkaan mala socota😆

Waa Isla hal qof😆
06/17/2026

Waa Isla hal qof😆

Saacado Ka hor ayuu sawirkaan Soo dhigey Bartiisa Facebooka Wax yer Ka dibna Isla Gaarigaan ayuu 5 qof bajaaj saarneyd j...
06/16/2026

Saacado Ka hor ayuu sawirkaan Soo dhigey Bartiisa Facebooka Wax yer Ka dibna Isla Gaarigaan ayuu 5 qof bajaaj saarneyd jiirsiyey Dhamaantoodna way Geeriyoodeen Allah u naxriisto

5 qof meel ay Ku Geeriyoodeen waa dhacdo wayn oo u baahan baaris

06/15/2026

Ciyaarta waa 1 iyo 0 waaye Xaliimo ayaa hogaanka haysa

Aan dhiiragalino Mahad wuxuu uu kamid yahay ardayda sannadkaan imtixaanka fasalka 8aad u bilawday maanta. Waa mid kamid ...
06/15/2026

Aan dhiiragalino Mahad wuxuu uu kamid yahay ardayda sannadkaan imtixaanka fasalka 8aad u bilawday maanta. Waa mid kamid ah ardayda ugu firfircoon ee iskuulkiisa.

Sannadkaan rajo weyn ayuu ka qabaa inuu meel fiican ka gaaro natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad.

Guuleyso saaxiib.

🇸🇪 Waa Tanaa Sheekada Wiil Dalkiisa Ciqaabay Koobka Aduunka Hadana Aan Ku Dabaal Degin Kadib Goal uu ka dhaliyay 🇹🇳👇Maga...
06/15/2026

🇸🇪 Waa Tanaa Sheekada Wiil Dalkiisa Ciqaabay Koobka Aduunka Hadana Aan Ku Dabaal Degin Kadib Goal uu ka dhaliyay 🇹🇳👇

Magaciisa Waa Yasin Ayari asal Ahaan ka jeedo dalka Tunisia lkn xalay matalaayay Sweden.

⏺️ Yasin Ayari Wuxuu ku dhashay Sweden,lkn Aabihii Waa Tunisian halka hooyadiina tahay Moroccan.

⏺️ xulka qaranka Tunisia waxa ay dadaal badan galiyeeyn inay ku qanciyaan in uu u ciyaaro xulkooda qaranka ka hor inta uusan ugu dambeeyn laaciibkaan dooran qaranka Sweden.

⏺️ Kadib markii uu saakay gool ka dhaliyay tartanka ugu weyn kubada cagta caalamka laacibkaan kuma uusan dabaaldegin dalkii uu asal ahaan ka soo jeedo Tunis waxaana Halkii uu ka farxi lahaa uu sameeyay in gacmahiisa uu kor u taagay isagoo kala jeeda reer Tunisia 🇹🇳 iga raali ahaada .!

⏺️ Tani waxay ahayd xaqiiqdi astaan qurux badan misna muujinaysa ixtiraamka uu u hayo dalkiisa asalka ahaa.!

🤝❤️ Waa Ficil muujinaya akhlaaq, xushmad iyo qaddarin dhab ah oo uu u haayo wiil dalkiisa guuldaro biday.!

Ninkaan waa Kenyan Muslim ah Waxa uu Iska soo Duubey Muuqaal oo ay dhinac taaganyihiin 3 Gabdhood oo uu ku sheegey in ay...
06/14/2026

Ninkaan waa Kenyan Muslim ah Waxa uu Iska soo Duubey Muuqaal oo ay dhinac taaganyihiin 3 Gabdhood oo uu ku sheegey in ay Yihiin Xaasaskiisa, Waxa uu Sheegey in uu wali rabo in uu helo mid afaraad 3 da Xaasna way Ku Qanacsanyihiin

Familigaan faraxsan mid afaraad oo ay deris Ka dhigtaan ayey baadi goobayaan😆

Jeceylkeeda Wax wayn bey u qabtey oo teleefon bey u keentey lkn digniin Bey u raacisey😆Xoolo Naageed ... see More
06/14/2026

Jeceylkeeda Wax wayn bey u qabtey oo teleefon bey u keentey lkn digniin Bey u raacisey😆Xoolo Naageed ... see More

Address

Lewiston, ME

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WIXII CUSUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to WIXII CUSUB:

Shortcuts

Share

Category