Awil Isse

Awil Isse Warar Sugan

03/20/2025

Madaxweyne Xasan oo dib ugu laabtay Jiidda Dagaalka SNA iyo AS isku hor-fadhiyaan.

Deg-deg: Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa soo bandhigay Magacyada Horjoogayaashii maanta ku halaagsanay duqeyntii maan...
03/20/2025

Deg-deg: Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa soo bandhigay Magacyada Horjoogayaashii maanta ku halaagsanay duqeyntii maanta ciidanku ka fuliyay Galgaduud.

Dagaalka magaalada Dooloow kasocda ayaa xoogaystay. dagaalku waxuu u dhaxeeyaa Ciidanka Nabadsugida Dowlada Federaalka i...
12/23/2024

Dagaalka magaalada Dooloow kasocda ayaa xoogaystay. dagaalku waxuu u dhaxeeyaa Ciidanka Nabadsugida Dowlada Federaalka iyo Daraawiishta Jubbaland oo ay kamid yihiin ilaalada Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland. Waxaa sidoo kale jira warar sheegaya in ciidan Itoobiyaan ah ay barigantaalayaan kuwa Jubbaland oo ay dagaalka qeyb kayihiin. Dhimasho iyo dhaawac tiro badan ayaa jirra.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbland oo ku Dagaalamay Deegaanka RaaskambooniWarkaan ayaa ka soo baxay Maamulka...
11/26/2024

Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbland oo ku Dagaalamay Deegaanka Raaskambooni

Warkaan ayaa ka soo baxay Maamulka Jubbland

"Malayshiyaad dowladda fadaraalka Soomaaliya ay labadii maalin ee u dambeysay kusoo daabuleysay Deegaanka Raaskaambooni ee Dagmada Badhaadhe kuwaa oo ay ujeedo siyaasadeed ka lahayd ayaa weerar gardarro ah ku qaaday ciidamada Jubbaland ee fariisimaha ku lahaa deegaanka Raaskaambooni.

Ciidamada geesiyaasha ah ee Jubbaland oo gacanna kula dagaalamaya kooxaha Khawaarijta ah ayaa iska caabiyay Maleeshiyaadka Muqdisho looga keenay khalkhal galinta amniga iyo xasiloonida ay ahaystaan shacabka Jubaland

Dowladda Jubbaland ayaa horay uga digtay Malayshiyaadka sida sharci darada ah loogu Soo daabuliyo deegaanada Jubaland iyadoo sheegtay in ay dowladda fadaraalka Soomaaliya qaadi doonto masuuliyadda wixii halkaa ka dhasha"

Wali Dowladda Federaalku k**a hadlin Dagaalkaa Socda.

11/26/2024

Ciidan Hor leh oo maanta ka dhagay Raaskambooni xili Jubbalandnaay ku Hanjabtay inay Howlgal ku qaadi doonto Ciidankaaas Muqdisho laga daabulayo

 :Dawlada Ethiopia ayaa Xoojisay Ciidamadeeda jooga Somaalia waxayna gaadhsiisay 22,000 kun oo Askari.Tan iyo markii Mas...
10/16/2024

:
Dawlada Ethiopia ayaa Xoojisay Ciidamadeeda jooga Somaalia waxayna gaadhsiisay 22,000 kun oo Askari.

Tan iyo markii Masar ay bilowday inay hub u soo dirto Soomaaliya, Itoobiya waxay kordhisay joogitaanka ciidankeeda ee gudaha Soomaaliya waxayna gaadhayaan 22,000, kun sida uu qoray wargeyska The National ee ka soo baxa Imaaraatka.

Sidee u aragtaa.

Dawlada Masar ayaa bilaabaysa howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha December 31-da oo ku e...
10/16/2024

Dawlada Masar ayaa bilaabaysa howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha December 31-da oo ku eg waqtiga ay ciidamada Itoobiya ka baxayaan dalka Somaalia.

Sida laga soo xigtay wargayska The National, Masar ayaa kahor bisha December bilaabaysa inay Ciidamadeeda keenta Somaalia iyagoyna kuwa Ethiopia wali bixinba.

Muranka udhaxeeya Somaalia iyo Ethiopia ayaa hawada isku sii shareeray kadib Faragalinta masar iyo Eritrea oo la saftay Xukuumada Muqdisho.

Ethiopia ayaa hada Raadinaysa Xulufo horleh.

Isa soo dhiibe Yusuf macalin oo magaciisa Afgarashadu yahay  (C/samad) ayaa saakay isku soo dhiibay Ciidamada Guutada Ga...
10/16/2024

Isa soo dhiibe Yusuf macalin oo magaciisa Afgarashadu yahay (C/samad) ayaa saakay isku soo dhiibay Ciidamada Guutada Gargaar ee ciidamada Degaanka, Danab iyo Gorgor ee xoogga Dalka.

Isa soo dhiibahaan ayaa ahaa Taliye koox ka tirsanaa kooxda Khawaarijta gaar ahaan kuwii shalay lagu weeraray degaanka Qeycad ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha dalka Masar Mudane Cabdulfat...
10/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha dalka Masar Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerk ayaa waxaa uga socda magaalada Asmara shir saddex geesood ah oo ku saabsan xaaladda Gobolka iyo xasilloonida marin-biyoodka Badda Cas.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansix...
09/26/2024

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Generaal Asad Cismaan Cabdullaahi.

Taliyaha cusub ee Goluhu ansixiyey, ayaa ah sarkaal aqoon iyo khibrad u leh arrimaha ciidammada, isaga oo intii u dhaxeysay sanadihii 2007 ilaa 2018 soo noqday Taliyaha Ciidanka Amniga Puntland ee PSF.

Shirka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac,.

Address

NW45
London, KY
25261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awil Isse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share