Dahar News

Dahar News Warar dheeli tiran oo dhex dhexada. Warar runa oo dhex dhexada

Magaalada dalaad ee Gobolka Qoraxeey ayaa shacabkii ku noola ka dhiidhiyeen dulmiga uu ku sameeyay nidaamka Musftafe Cag...
08/03/2025

Magaalada dalaad ee Gobolka Qoraxeey ayaa shacabkii ku noola ka dhiidhiyeen dulmiga uu ku sameeyay nidaamka Musftafe Cagjar.

"Dalkaan qofna lama carari karo,Kursi aan shalay ka tanaasulay cidna k**a yeelayo inuu carqaladeyo,Madaxweyne h**e ama M...
05/26/2025

"Dalkaan qofna lama carari karo,Kursi aan shalay ka tanaasulay cidna k**a yeelayo inuu carqaladeyo,Madaxweyne h**e ama Madaxweynaha hadda,Shir ayaana ka yeelaneynaa"

RW h**e Maxamed Xuseen Rooble

Ogaysiiin.
05/25/2025

Ogaysiiin.

05/24/2025

Gunimada ku soo korodhay gayiga Somalida waa Guul-wadayn.

Deg Deg: Erdogan oo ku guulaystay dorashadii Madaxwayne ee Turkiga.
05/28/2023

Deg Deg: Erdogan oo ku guulaystay dorashadii Madaxwayne ee Turkiga.

Deg Deg:Sinan Ogan, oo kaalinta sadexaad ka galay tartankii dorashada Madaxwayne ee Turkiga ayaa ku dhawaqay in uu tagee...
05/22/2023

Deg Deg:

Sinan Ogan, oo kaalinta sadexaad ka galay tartankii dorashada Madaxwayne ee Turkiga ayaa ku dhawaqay in uu tageerayo Madaxwayne Erdogan ku celinta doorasho ee dhacaysa May 28-2023.

02/02/2023
02/01/2023

Muqdisho Somaliya,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda dalka ku soo dhaweeyey Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Kenya Mudane William Samoei Ruto iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo dalka u yimid ka qeybgalka Shir madaxeedka Soomaaliya iyo dalalka Safka h**e ee deriska la ah dalkeenna.

01/31/2023

Laascanood Somaliya,

Isimadii dhaqanka ee Reer SSC oo u jawabay Muuse Biixi.

01/30/2023

Laascanood Somaliya,

Warbixin ku saabsan Shirkii uga socday Dhaqanka iyo waxgaradka reer SSC Magalada Laascanood.

Qalib Barud.

Xildhibaanad Juweeriya Subcis (AUN) Axmarkii dilay ee lagu 12-12-2022 xagee ku dambeyay? Qoyskii iyo Somali oo dhan waxa...
01/30/2023

Xildhibaanad Juweeriya Subcis (AUN) Axmarkii dilay ee lagu 12-12-2022 xagee ku dambeyay?

Qoyskii iyo Somali oo dhan waxay codsanayaan in ay hesho cadaalad.

01/29/2023

Laascanood ,Somaliya.

Qaar ka mid ah dadkii sida isir sooca ah Laascaanood looga raafay oo qeyb weyn ka qaadanaya kacdoonka buluuga ah.

Wariye: Qalib Barud
Sawirqaade: Mo Axmed Maxamed

Address

Los Angeles, CA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahar News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share