Dagmada JOWLE

Dagmada  JOWLE DAGMADA JOWLE CADDE

01/05/2025

Maxa fa,iidnay 2 sano iyo bar.
1) wasiir kuxigenka dulista hawa aya ku badalanay mid boosto.
2)waxa kalo fa,iidnay been joogta aan kala joogsi laheen.
3)saruur ino isku wado iska daaye waxe kala tageen dhamaan jufo hoosadkiisi oo kursiga so siiyay.
4) waxo gatay saamigii xilalka beesha laheed sida gudomiye ku xigeenka gobolka banadir iyo kan dagmo.
Waxo pkm dhaafsaday dagmada heliwaa.
5)waxo lun saday lacagihii loogu tala galay ciidamada deganka ee beesha.
6) Tolka aya wajahaya matalad la,aantii ugu darneed 2sano iyo barkii maso maray.
7) marki lala hadlo waxo leeyahay MD aa abti ii ah bal abti meesha hakugu hayo sanadka ku haray dhameeso.
8) waxa 100/100 dhamay xirsi oo awoday ino sarakiil dalacsiiyo iyo ino xilal kalena so qaato, waxan ku qaldonay cunug yar oo calooshiis la ciyaar ah.
Hussein Ahmed kursiga ka qoray dacwada kaso dag la daadagtee.

Part1
Lasocda qeebaha kale 👀

07/23/2024

So dhawaw

Suldaanka guud ee beesha Ibraahim madarkicis (saruur)
07/20/2024

Suldaanka guud ee beesha Ibraahim madarkicis (saruur)

Marka ku helnaa hiil helnay mudane wasiir
05/28/2024

Marka ku helnaa hiil helnay mudane wasiir

Mahadsanid Gudomiyaha Dhalinyarada Isbadal Doonka Beesha Mohamed Artan. Shareeradii wa weyneed wa buustay dhashooda waxb...
05/11/2024

Mahadsanid Gudomiyaha Dhalinyarada Isbadal Doonka Beesha Mohamed Artan.
Shareeradii wa weyneed wa buustay dhashooda waxba kaama jari karaan.

Halgamaa Quluubta Dhalinyarada Ku Weyn

Sawir Tariikhda galay oo jiilka cusub meel uyaal ?Cabdi qeydid madaweynihi h**e ee galmudug Odawa musharax madaxweyne ga...
04/18/2024

Sawir Tariikhda galay oo jiilka cusub meel uyaal ?
Cabdi qeydid madaweynihi h**e ee galmudug
Odawa musharax madaxweyne galmudug 2019& wasr buxa
Mahad salad hado u socda madaxwynaga galmudug
Xirsi 2024 g.kuxigenka xaququl insanka haweenka
Kuna darso wa xilabanka ugu waqtiga dher intoda.xata noloshisi wasir buxda ma qaban oo ku xigenkiisa aaba la weyna. 2 teram ee beshu lahed senetor mar waxa uu ka gatay cabdi qeydid hdana waxu kagatay shirwac lkn togadan wuxu wayay boski wasiir ku xigenka madama golaha uu sogalay ason rali ka ahen nin dhalinyara wax bartay oo firfircon nasib wanag waxa la helay isbadal weyn .
2022 kadib isbadal nocee aad dareentay kan beel ahan ?
Degan xura ✅️
Cidan qalabesan ✅️
Sarakishi ugu badna ee besha malin wada dalaca ✅️
Shaqalesiinta dhalinyarada ✅️
Magaci saxada lagu so celiyay ✅️
K**i dar inta katagay

Musharax xiliban galmudug So dhawaw xilibaane wa markii dhalinyarada. Isbadal dhaba 2024 guul qab iyo midnimo.   bye bye
04/12/2024

Musharax xiliban galmudug
So dhawaw xilibaane wa markii dhalinyarada.

Isbadal dhaba 2024 guul qab iyo midnimo.

bye bye

Mahadsanid mudane wasiir.Halgankii malinta bilawday manta mirihiisa gurareena anako dagmadeena xura I.a inta dhiman alla...
04/01/2024

Mahadsanid mudane wasiir.
Halgankii malinta bilawday manta mirihiisa gurareena anako dagmadeena xura I.a inta dhiman allaha gurab galo
La,aanta nuur malaheen 🙏

General maalin waa ninka ugu sareeya ciidanka jooga degmada Xarardheere wuxuu waqtigiisa iyo Xoogiisa ku bixiyay sidee n...
04/01/2024

General maalin waa ninka ugu sareeya ciidanka jooga degmada Xarardheere wuxuu waqtigiisa iyo Xoogiisa ku bixiyay sidee nabad kusii ahaan laheyd magaalada.

Generalka wuxuu xilal sare kasoo qabtay hogaanka ciidamada dalka..

Hadanaa waa hogaanka guud ee taraafikada.

Maalintii la qabtay magaalada oo laga joogo muddo Sanad iyo afar bilood ayuu ku sugnaa degmada Xarardheere maanta nin ka sareeya oo joogo degmada ma jirto..

Tan iyo maalintii la xoreeyay ilaa iyo maanta dowladda qofka ee wax ka weydiiso degmada waa generalka..

Geesi dadkiisa iyo deegaankiisa uhuray waqtigiisa iyo naftiisa awoowe guuleyso..

03/27/2024

67 baqtiga khawarigta aya lagu aasaya dagmada jowle waxa kujira madaxii ugu sareeyay ee mudug u qabilsanaa dhawaca wa 76+ cadawga wa jabay

Address

Los Angeles, CA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dagmada JOWLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share