Duni Media

Duni Media | Breaking News |💢| madadaalo|💢| faalooyin nolosha ku saabsan |💯👇 LIKE & FOLLOW

11/01/2024

Tayada Waxbarashada Somalia 🇸🇴.

10/30/2024

Marka laga soo tago Hooyo Aabbe majiraa qof noloshaada abaal kuleh oo aad odhan ahayd Mahadsanid, hadii uu jiro halkaan ku xus/Mention garee.

Macalin ayaa ardeygiisa ku yiri: maxaad wax u qori la'dahay?Ardeygii ayaa yiri: Macalin waxaan ka aqriyey kuma qancin si...
10/30/2024

Macalin ayaa ardeygiisa ku yiri: maxaad wax u qori la'dahay?

Ardeygii ayaa yiri: Macalin waxaan ka aqriyey kuma qancin sidaas daraadeed ma qori karo.

Macalinkii: sabab?

Ardeygii: Macalin buuga waxaa ku qoran in wadankeenu uu gaas leeyahay, maalin walbana waxaan arkaa hooyadey oo dhuxul wax ku karisaneysa.

Ardeygii: buuga waxaa ku qoran wadankeena waa hodan aniga wax walba oo aan wato waxaan ku keenay tuugsi iyo hay'ado kheyri ah oo na biila.

Ardeygii; buuga waxaa ku qoran dadka waa wada Siman yihiin, mana ujeedo wax wada siman aniga ka muwaadin ahaan weligey xaqeyga oo kala bar xataa ma helin.

Ardeygii; buuga waxaa ku qoran dalka waa qani oo kheyraadkiisa waa laga wada dhargaa, aniga galaaska gaajo ayaan la joogi la'ahay.

Ardeygii: Macalin waxaan ujeedin ma qori karo ee iga raali noqo.

Macalinkii: sidaas oo ay tahay iska qor, sababtoo ah qofaan wax baran waxba ma qabsado.

Ardeygii: macalin munaafaq ma noqon karo.

Macalinkii: war sheydaanyahow maxaa ardeyda kaa duway?

Ardeygii: ma qori karo

Macalinkii: galaaska iiga bax.

Ardeygii hada waa siyaasi weyn.

10/28/2024

Lottery ga wuuba kuso baxay maxaa laga raba oo aad mareysaa.

DAAWO MUUQAALKAN.

10/26/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa “laga billaabo maanta waxaa si dhab ah u billownay sahankii iyo geeddigii lagu carraabin lahaa gaajada iyo faqriga.”

10/25/2024

QAZA Palestine

10/25/2024

"Adduunka dhan maanta anaga ayey na soo wada Eegeysaa maaddaama aan ka mid noqonayno waddamada Shidaalka soo saara". 🇸🇴

10/19/2024

Abaal ragga rag baa leh | Nala dhugo qisadaN. |

10/18/2024

Laacibka kaliya Ee Reer Karaan Ah Ee Gubadley Meel Saarey🤣🤣👇👇

La wadaag saaxibadaada.

10/18/2024

Sidda lo cilad bixiyo airpords hadii ay ka cilad aad ku aragto 🤣🤣👇

10/16/2024

MA ARAGTEY MUUQAALKAN👇😭😭

10/15/2024

Qof Computer Science Bartey Oo Hadana Sameynaya Arintan 👉

Address

Los Angeles, CA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duni Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category