عبدالعزيز ابيب محمود

عبدالعزيز ابيب محمود waxaad Noogu soo hagaagaysaa warar xaqiiqada kusalaynsan oo dhexdhexaad ah

Operating as usual

Waanu taageersanahay cabudhinta ay dawladda Itoobiya ka waddo waqooyiga dalka: Madaxweyne Muuse Biixi CabdiAddis Ababa, ...
11/28/2021

Waanu taageersanahay cabudhinta ay dawladda Itoobiya ka waddo waqooyiga dalka: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Addis Ababa, November 29, 2011 (FBC) Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay taageerayaan ciidamada Itoobiya ee hawlgallada ka wada gobollada Waqooyi ee dalka Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar.

Waxa kale oo uu ka hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya iyo sidii loo heli lahaa barwaaqo guud.

Intii uu socday kulanka waxa uu Mustafe uga warbixiyay weftiga arrimo la xidhiidha nabadda gobolka iyo dalka aynu jaarka nahay ee Somaliland.

Waxa kale oo uu sheegay in dadka Geeska Afrika ay leeyihiin masiir guud oo ay iyagu ka tashadaan.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhankiisa yiri “waxaanu muujineynaa sida aan u taageersanahay gumaadka ay dowladda Itoobiya ka wado waqooyiga dalkaasi.

Waxa uu sheegay in dekedda Berbera ay si hufan ugu adeegayso Itoobiya tan iyo markii la dhisay balaadhinta lagama maarmaanka ah ee Imaaraadka Carabta. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya inay diyaar u yihiin ballaarinta xiriirka ganacsi ee labada dhinac.

Ilaali deegaankaaga!
U dhaqaaq dhanka h**e!
Taageer difaaca!
Si aad u hesho warar cusub, casriyeyn iyo macluumaad dhammaystiran
Website: https://www.fanabc.com/
Facebook qabso- https://www.facebook.com/fanabroadcasting
YouTube: https://www.youtube.com/c/fanabroadcastingcorporate/
Telegram: https://t.me/fanatelevision
Twitter: https://twitter.com/fanatelevision Naga raac Twitter.
Soo noqnoqota: Waad ku mahadsan tahay inaad nagu soo biirtay!

Imaaraadka oo taageero ciidan siinaya Itoobiya.Aljazeera.
11/25/2021

Imaaraadka oo taageero ciidan siinaya Itoobiya.
Aljazeera.

Caawa Addis sababa way haawan nayaa food h**e ayuu si iski ah uistaagay gaadiidkii isga gooshayay magaalada kadib markii...
11/24/2021

Caawa Addis sababa way haawan nayaa food h**e ayuu si iski ah uistaagay gaadiidkii isga gooshayay magaalada kadib markii magaalada lagu arkay baaburta ciidamada militariga oo raxan raxan udhex socota

warar soo baxaya oo aan wali si rasmi ah loo xaqiijinin ayaa sheea inuu dhacay caawa isku day Afgambi siduu warku nagu soo gaadhay taliye kuxigeen militariga itoobiya ayaa kadan beeyay ayay Général Tadasse

11/20/2021

DEGDEG :- Weriye Cabdicaziiz Afrika ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray Qarax loogu xirey gaarigiisa.

Afrika oo Afka kula dagaali jirey Alshabaab ayaa caawa ku baxay qarax loogu xirey gaarigiisa sida ay xaqiijiyeen rag ay shaqo wadaag yihiin.

markale iyo maqale
11/19/2021

markale iyo maqale

markale iyo maqale

Dowlada mareykanka ayaa u digtay Pilot yada diyaaradaha inay halis ugu jiraan lidka diyaaradaha markay kasoo dagayaan am...
11/18/2021

Dowlada mareykanka ayaa u digtay Pilot yada diyaaradaha inay halis ugu jiraan lidka diyaaradaha markay kasoo dagayaan ama ka kacayaan Airportka Bole ee Addis ababa.

DEG DEGTaliyihii ciidamada gaarka ah ee Benishangul,Edoso iyo hoggaamin kale oo Deegankaas ka tirsan ayaa la xidhay,walo...
11/17/2021

DEG DEG

Taliyihii ciidamada gaarka ah ee Benishangul,Edoso iyo hoggaamin kale oo Deegankaas ka tirsan ayaa la xidhay,walow aan si rasmi ah loo shaacinin sababta ka dambaysa xadhigooda haddana waxaa gobalka Metekel ee Benishangul marar baddan ka dhacay weeraro la sheegay in lagu beegsaday dadka Axmarada ah ee degan.

aljazeera

Kenya Ayaaba Ku Baashaalaysa Xabashiidi ilma Xayle Selaase Oo Xataa Xadka Ka Xidhatay

11/16/2021

Midowga Yurub ayaa ka deyriyey xaalka Itoobiya, waxay sheegeen in bilo lagu guuldareystay xabad joojin in lasameeyo, Falaagada & Xukuumadda ABIY ayay sheegeen in ay dhagaha ka fureysteen Wada hadalka rasmiga ah, taasna ay soo dadajinayso in ay Itoobiya noqoto dawlado-yar yar oo Mandiqada kuwada yaala. Maalin kahor Hogaamiyaha Tigrey iyo Afhayeenkiisa waxay qireen Afti-dadweyne, Duqa Addis Ababa ayaa iyana tiri Iska taga! Xiisaddu ma dhawa sida muuqata UK ayaa ciidan u dirtay Addis Ababa si daadgureyn u sameeyaan dadkooda ah sida ay tabisay warbaahinta THE SUN TIMES.

War hordhaca   Dawlada UK ayaa boqolaalan askarteeda gaarka utababaran kudiyaarisay wadanka kenya kuwaaso lasheegay in a...
11/16/2021

War hordhaca
Dawlada UK ayaa boqolaalan askarteeda gaarka utababaran kudiyaarisay wadanka kenya kuwaaso lasheegay in ay my aadiniintoda kacaawin doonan sidii ay addis ababa iyo ethiopia iyagoo nabad qaba ugasoo bixi lahaayen
Arintan ayaa muujinaysa in axmaaradii iyo epp ishortaagen in addis ababa laga qaxo kolba iyagoo geed lugta kumaranaya
Duqnimo
Heeso
Caleemo qoyan
Intiina qaata
Aan isla dhimano weeye xaaladu

ADANECH- TIGREEGU HADAY RABAAN INAY DAL NOQDAN HA GO'AN YAA KA HORTAGAN?FARIIN ADAG IGA DHEH‼️😁Mayorka magaalda Addis Ab...
11/15/2021

ADANECH- TIGREEGU HADAY RABAAN INAY DAL NOQDAN HA GO'AN YAA KA HORTAGAN?
FARIIN ADAG IGA DHEH‼️😁

Mayorka magaalda Addis Ababa marwo Adanech Abiebie, ayaa caawa fariin adag Hawada u marisay shacabka Tigreega!🤔

Maxaad naga qasaysan hadaad rabtaan in aad Dalka ka go'daan aayar maad idinka oo nidaam Sharciya umaraya goosataan?
Qodobka ka midka ah dasturkii aad samaysten Ku dhaqaaqa, takale maxay tahay sababta aad Gu'itaankiina ugu xidhaysaan ciidankaan Duminaynaa Iyo Itoobiyaanu duminaynaa?!

Sidaad ugaga baxdeen xisbiga, si lamid ah ayad Itoobiya ugaga goosan kartaan oo ma jirto cid iddiinka hor-istaagi karta ee waydinkaa‼️😂
_

11/14/2021
DEBRESION: "ADISS ABABA INAAN MAAMULNO MA RABNO,WADA HADAL MARKASTA DIYAAR AYAAN U NAHAY".Hoggaamiyaha kooxda Tplf,Debre...
11/14/2021

DEBRESION: "ADISS ABABA INAAN MAAMULNO MA RABNO,WADA HADAL MARKASTA DIYAAR AYAAN U NAHAY".

Hoggaamiyaha kooxda Tplf,Debretsion oo warbaahinta la hadlayay ayaa yidhi:

"Hawshan hadda socota midii h**e ee xilligii 1983 way ka duwan tahay,Addiss-Ababa inaan maamulno uma tagayno.Ajandhayaal baddan ayaa hadda na horyaalla,shacabka Tigreegu inay aayahooda ka tashadaan(Referendum), oo ay iyagu go'aanka gaadhan ayaan rabnaa.Wixii dhibaato soo gaadhay in laga xisaabtamo ayaan rabnaa"

"Xoog wax laguma maquunin karo,waan arragnay middaas.Waxkasta awood laguma xallin karo ayaan horay u aaminsanayn,haddana siddoo kale xal siyaasaded in loo baahan yahay ayaan aaminsanahay.Hal maalin xitaa haddii ay Dawladda dhexe u hadhsan tahay,waxaan udiyaarsanahay wadda haddal."

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Isagoo ka mid noqon doona madaxda dhaqanka ee ka sha...
11/14/2021

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Isagoo ka mid noqon doona madaxda dhaqanka ee ka shaqeyn doonta Arrimaha doorashada Soomaaliya, gaar ahaan Golaha Shacabka.

DEGDEGAf-hayeenka wasarada Arrimaha dibada ee 🇪🇹 Ambassador Dina Mufri Ayaa sadex shurudood Ku xidhay wahadal ay Dawladi...
11/11/2021
ሰላም እንዲወርድ ህወሓት ከያዛቸው ቦታዎች መውጣት እንዳለበት መንግሥት ገለጸ - BBC News አማርኛ

DEGDEG
Af-hayeenka wasarada Arrimaha dibada ee 🇪🇹 Ambassador Dina Mufri Ayaa sadex shurudood Ku xidhay wahadal ay Dawladiisu la gasho TPLF‼️
👇
👇
👁
https://bbc.in/3HcTvnb

1. In TPLF ka baxdo deganada canfarta& amxarda
2. In ay aqoonsato dawlada federalka ah
3. In ay joojiyaan dhamaan dagaalada werarka ah.

አንድ ዓመት ያስቆጠረው የሰሜን ኢትዮጵያ ጦርነት ቆሞ ሰላም እንዲወርድ ከተፈለገ ህወሓት ከአማራ እና አፋር ክልሎች መውጣት አለበት ሲሉ የውጪ ጉዳይ ሚንስቴር ቃል አቀባይ አምባሳደር ዲ...

Degdeg:TPLF ayaa sheegatay in ay saaka subaxnimadii soo rideen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ee MI-35 oo ay leeyihiin ...
11/11/2021

Degdeg:TPLF ayaa sheegatay in ay saaka subaxnimadii soo rideen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ee MI-35 oo ay leeyihiin Ciidamada Militariga Itoobiya.

Getachew Reda ayaa sheegay in ay diyaaradda kusoo rideen duleedka Magaalada Mile oo dagaal xooggani ka socdo hada.

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay maanta duqeyn ka gaysatay qaybo ka mid ah gobolka Waqooyiga Itoobiya ee Tigray-ga,...
11/08/2021

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay maanta duqeyn ka gaysatay qaybo ka mid ah gobolka Waqooyiga Itoobiya ee Tigray-ga, iyadoo bartilmaameedsatay goobo lagu tababaro ciidamada TPLF, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee FANA.

Sidoo kale, waxaa la duqeeyay goob muhiim ah oo ku taalla xuduudka gobollada Wollo iyo Affar.

Wasiirkii difaaca ee dalka afkaanistaan oo camerada iska qarinaya isagoo hor fadhiya xero qoxooti oo kutaala gobolka Vir...
11/08/2021

Wasiirkii difaaca ee dalka afkaanistaan oo camerada iska qarinaya isagoo hor fadhiya xero qoxooti oo kutaala gobolka Virginia ee dalka USA.

Xuquuda sawirka All Jazeera.

Fanaankii maanta nabada ka dhawaaqay goobtii dagaalka lagu abaabayey ee Aduunka Tariku #Dista-Gina ayaa la xidhay.Dowlad...
11/07/2021

Fanaankii maanta nabada ka dhawaaqay goobtii dagaalka lagu abaabayey ee Aduunka Tariku #Dista-Gina ayaa la xidhay.

Dowlada ayaa maalmahan wada baabul ay rabto in shacabku dagaalka ka qeyb qaato, difaacana magaaloyinka ay dagan yihiin.

Breaking news! Ergayga midawga Africa u qaabilsan bariga Africa h**eyna usoo noqday Madaxweynaha Nigeria General Olusegu...
11/07/2021

Breaking news!

Ergayga midawga Africa u qaabilsan bariga Africa h**eyna usoo noqday Madaxweynaha Nigeria General Olusegun Obasanjo ayaa waxyar kahor ka dagtay magaalada Mekelle ee degaanka Tigree.

Warbaahinta caalamka ayaa sheegaysa inuu wado isku daygii ugu dambeeyey ee dagaal lagaga baajin karo gudaha magaalada Addis ababa, uuna kala soo hadlayo hogaaminta Tigree xabad joojin uu ogol yahay Kornayl Abiy oo haatan diyaar u ah inuu fuliyo dhammaan shuruudihii ay ku xidheen xabad joojinta Tigreegu.

Dowlada UK ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Ethiopia, waxii ku sugana ugu baaqday inay kasoo baxeen inta ...
11/07/2021

Dowlada UK ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Ethiopia, waxii ku sugana ugu baaqday inay kasoo baxeen inta diyaaradaha shacabka aan la joojin.

Wasaarada arimaha dibada ayaa sheegtay in dhawrka maalmood ee soo aadan ay suuragal tahay in la joojiyo diyaaradaha kasoo baxaya Ethiopia, xaalkuna kasii dari karo, sidaa darteed ay qasab tahay inay hada ka baxaan.

Waxii asalkoodu Tigree yahay ayeey si gooniya uga dagtay inay u safraan meel Ethiopia kamida, ayakoo sheegay in dowladu ay si gooniya u ugaadhsanayso.

Israel ayaa shaqaalaheedii kala baxaysa Ethiopia.. dhamaan dadkeeda ayeey ugu baaqeen degdeg inay uga baxaan Ethiopia.Is...
11/07/2021

Israel ayaa shaqaalaheedii kala baxaysa Ethiopia.. dhamaan dadkeeda ayeey ugu baaqeen degdeg inay uga baxaan Ethiopia.

Israel waa mid kamida wadamada Ethiopia sxbka dhaw la. Ah.

WAR DEG DEGA.Marayakan ayaa amar ku bixiyay inay Itoobiya kasoo baxaan diblomaasiyinta aan muhiimka ahayn.
11/06/2021

WAR DEG DEGA.

Marayakan ayaa amar ku bixiyay inay Itoobiya kasoo baxaan diblomaasiyinta aan muhiimka ahayn.

Jabhada hubaysan ee Oromada OLA, ayaa beenisay in khilaaf soo dhex gallay isbahaysigii ay la galleen Tplf.Waxayna sheege...
11/06/2021

Jabhada hubaysan ee Oromada OLA, ayaa beenisay in khilaaf soo dhex gallay isbahaysigii ay la galleen Tplf.Waxayna sheegen in wararka noocas ah lagu qaraniyo guuldaroyin soo gaadhay Dawladda dhexe.

Xoggaha kalle ee lagw hellayo ilo-xog ogaalla ayaa tibaaxaya in maalmahan wada haddalo u socdeen labadan dhinac ee TPLF iyo OLA,arrimaha ay ka wada hadleen waxa kamid gallitan-ka Oromiya iyo Addiss-Ababa,waxayna jabhada OLA ka diyaar garobayaan siddii uusan is-bahaysigan u noqon lahayn mid lagu guurro,siddii xiligii horre jabhadii Oromada ay Tplf ugu guurtay.(Xilligi ay tallada dalka qasbanayen Tplf)

Xoggaha hordhaca ayaa sheegaya inay isku afgarteen qodobada baddi.

Twitterka ayaa ciwanadodii ka xidhay laba qof oo kamid ah kuwa barraha bulshada Dawladda dhexe ka taagera,(Areya iyo Sey...
11/05/2021

Twitterka ayaa ciwanadodii ka xidhay laba qof oo kamid ah kuwa barraha bulshada Dawladda dhexe ka taagera,(Areya iyo Seyum teshome).

Twitterka ayaa dul saaray calaamad digniin ah oy ku qoratn tahay (qoraalkani waa Abusive) baaqii Kornayl Abiy ee uu shac...
11/05/2021

Twitterka ayaa dul saaray calaamad digniin ah oy ku qoratn tahay (qoraalkani waa Abusive) baaqii Kornayl Abiy ee uu shacabka ugu baaqayey inay hubka qaatan oo xoogaga Tigreega aasan.

Twitter ayaa sheegay inay kasoo horjeedo xeerkooda balse ay u daayeen inay public interest tahay, hoos ka fiiri qoraalka.

Facebook ayaa ayaku tirtiray dhawr qoraal oo uu bartiisa soo dhigay Kornayl Abiy.

Dowlada Kornayl Abiy oo dhanka Ciidanka lagaga xoog batay, ayaa xooga saaraysa dhanka social media iyo kicinta shacabka, ayadoo rajo ka qabta in kacdoonkii 2018 ee Oromada oo kale ay ku kiciso xoogaga TDF sidaana lagaga adkaado.

Ma u suurtagalaysaa?

Sawirka labaad oo xoogaga TDF & OLF oo wada cuntaynaya.

Address

Los Angeles, CA

Telephone

+251915119771

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when عبدالعزيز ابيب محمود posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Other Social Media Agencies in Los Angeles

Show All

Comments

Siyaasiyiinti Qawmiyada Oromada ee shalay la xidhay ayaa loo gaystey Jirdil iyo dhaawacyo. -Sawir si hoose xabsiga looga soo qaadey Jawar Mohamed ayaa dhaawac madaxa ahi ka nuuqdaa, sidoo kale Bekele Gebra ayaa la sheegay inuu dhaawac soo gaadhey. -Fanaankii la dilay ee rabshaduhu ka kaceen walaalkii ayaa asna maanta la dilay halka Aabihii dhaawac soo gaadhey, ehelka fanaanka ayaa la sheegaya in dhawaacyo soo gaadheen ayakoo ku sugnaa magaalada Ambo oy kasoo jeedaan. -Qawmiyada Axmaarada oo sida la sheegay xasuuq loogu gaystey Deegaanka Oromada ayaa ayakuna maanta isu soo bax ku qabtey caasimada deegaankooda ee Bahradaar maanta, isu soo baxa ayeey kusoo bandhigeen calankii Dergiga iyo Xayle Salase ee boqortooyadii Axmaarada. Waxay si aad ah u dhaliilasanaayeen gubidii taaladii Xayle salaase iyo waxa ka socda deegaanka Oromada. -Shacabka Oromada ee kacdoonka wada ayaa la wareegay dhawr magaalo oo deegaanka Oromada kamid ah, waxay ooda ka qaadeen maxaabiistii xabsi yada kujirtey. Sidoo kale Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in magaalada Shashabane lagu diley dad 100 gaadhaya oo Axmaaro ah lana gubay ganacsiyo ay ku lahaayeen magaaladas. Isku soo duub oo xaalka Ethiopia cirka ayuu isku sii shareeray ayadoo Wali khadkii internetku wadanka ka maqan yahay, sidoo kale gabi ahaan wadanku bandaw yahay oo diyaaradihii xataa la joojiyey.
Waxaan hadda idiin xaqiijin kara in uu madaxwayne mustafe ku suganyahay magaalada Asmara Ee dalka Eritrea Wuxuu u jooga gogol xaadhida wada hadalka dhexmari doona Ethiopia iyo ONLF
Shacab si nabad ah u mudaharradayay Magaalaada Arba Minch Ee ku taal gobolka shucuubta koonfureed Aya xabad nool loo adeegsaday Dhawaac badan ayaa jira Shacabkan waxay kasoo horjeedeen oromada oo intan danbe wadday barakicin iyo dilal ay kula kacayaan dadka kale Ee aan oromada Ahayn Waxa kalo xusid mudan in ay mudaharaado xoogan oo Oromada lagagasoo hor jeedo ka socdaan magaalada Addis ababa Wixi kaso kordha xaalada Ethiopia kala soco Halkan