10/08/2026
Gabadhaan yar waxay ku dhalatay arrin qariib ah, Timo ayaa waxay uga yaalaan qayb ka mid ah wajiga gaar ahaan isha bidix korkeeda, sidoo kale mar kasta oo ay da'deedu korarto waxaa sii badanaya Timaha kaga yaal wajiga heer ay ku dhawyihiin in sujuudda oo dhan ay daboolaan.
Gabadhaan oo ku nool meel baadiye ah oo u dhaw Godey, dawlad deegaanka Soomaalida, ayaa waalidkeed waxay sheegeen in aaney wax dhakhtar ah gayn, sidaa darteed waxay dawladda iyo Haayadaha caafimadka ka codsanayaan in laga caawiyo sidii ay gabadhooda dhakhtar iyo caafimaad ugu raadin lahaayeen.
Sii share garee qoraalkaan si uu u gaadho dadka ay fariintaan ku socoto islamrkaana loo caawiyo gabadhaa yarta ah.