Macsar Show

Macsar Show Wariye lagu kalsonan karo xogtiisa

12/13/2021
12/12/2021

Xirirka Somaliyeed Ee Kubada Cagta Ayaa Shaafici Islaw U Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xirirka.

Shafi’i Mohyaddin Abokar Islaw 17 Ayuu Kasoo shaqeynayay Ciyaaraha Somaliya Isago Intaan shaqadan Cusub Loo Magacaabin ahaa Agaasimaha warfaafinta

Waa Garab Kale Oo Muhiim U ah Shaafici islaw Oo Lagu Marti qaaday Maamulida Ciyaaraha Somalia Somali Football Federation
Apdulweli mohamed

12/10/2021

Maxaa ka jira inuu shaqadii Iska Casilay Macalinkii Degmada H/Wadaag?

Sida Uu Inoo Xaqiijiyay MacalinkIi Degmada H/Wadaag Iimka Ali Ayaa iska Casilay Shaqadii Kooxda Degmada Markii Caqabado ay Kaga Yimaaden Maamulka Sare Degmada.

Markuu Gudoomiyaha Ciyaaraha Degmada H/Wadaag Jabriil Hassan Fariid Uu si Gambasho aan laheyn uu ugu Milmay Ciyaartoyda iyo Ku Dhaqaaqista Xidig Kala Jecleysi ayuu Macalinka sheegay inuu Go.aansaday iscasilaadan

Kooxdii Degmada ayaa Labo U kala Jabtay Hada qaar Raacay Macalinka Iyo Kuwo Dhanka Saftay ayey hada xaladu Tahay, Degmada Howl-wadaag

FG:La Soco Shir Jaraaiid Uu Macalinku dhawaan qaban Doono
Apdulweli mohamed

12/04/2021
11/01/2021
10/20/2021

Xasaasi Waxa lagu soo Bandhigi doona Stadium Mogadishu Sida ay sheegen Maamulka Kooxda

Madax Muhiim ah ayaa Imaan doona Maalintas Garoonka Sido kale Taagerayaasha Kooxda
Sidee Kula Muuqata Arinta xidiga baraha bulshada malmahan qabsaday
Apdulweli mohamed

Address

Milwaukee, WI
53207

Telephone

+252615539657

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macsar Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Macsar Show:

Share