07/01/2026
Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, Maalinta Xorriyadda iyo Midowga Waqooyi iyo Koonfur. 🇸🇴❤️
Sidoo kale, hambalyo Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliyeed. Waa xilli aynu dib u xasuusanno halgankii, geesiyadii iyo shacabka naftooda u huray in dalkeennu noqdo dal xor ah.
Aan jeclaanno calankeena buluugga ah, dhulkeenna barakaysan iyo dalkeenna Soomaaliya. Midnimo, nabad, is-ixtiraam iyo wadajir ayaa ah jidka aynu ku gaari karno horumar iyo mustaqbal wanaagsan.
Ilaahay ha dhowro Soomaaliya, hana mideeyo quluubta Soomaaliyeed.
🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo. Soomaaliya ha noolaato! 🇸🇴