Xogta Mudug Media

Xogta Mudug Media Mudanayaal iyo marwooyin so dhawaada saaxeebada ku xiran pageka xogta mudug

03/12/2025

Wiil dhalinyaro ah oo rw Xamse kooxdiisa weerar ku qaaday

03/12/2025

RW Xamse oo afka jabsaday oo hin maxay tahay sababta?

02/12/2025

Dugsigii dhibaatada ay ka dhacday

Mustaf Macalin Abdirahman sheikh Ali afyare waa musharax U Taagan Xilka Golaha Deegaanka ee degmada Gaalkacyo.Waana Da.y...
02/12/2025

Mustaf Macalin Abdirahman sheikh Ali afyare waa musharax U Taagan Xilka Golaha Deegaanka ee degmada Gaalkacyo.

Waana Da.yar u soo Istaagay sidii uu Bulshadiisa wax ugu Qaban lahaa, Door Fiicana ka Qaadan lahaa Hormarinta Dadkiisa & Dalkiisa.

Muwaadin ku Dooro Howlkarnimo &Hogaan hufan.

02/12/2025

Shacabka Muqdisho iyo baasaboorka?

01/12/2025

Qaar ka mid ah Waxgaradka Somaliland oo ku dhawaaqay dagaal

01/12/2025

Dibadbax xoogan iyo haweenka

01/12/2025

Wasiirka warfaainta Puntland oo soo tuuray oo wacad ku maray........

01/12/2025

Odayaasha saleebaan qaar ka mid ah oo wacad ku maray........hadii la dilo wiilashooda..

01/12/2025

Madaxwayne Xasan Shabaab ayaa tahay ama.....

01/12/2025

Muuse Biixi oo lagu bahdilay garoonka cigaal ee hargeysa.

Daawo sida ay wax u dhaceen?

01/12/2025

Mursade waxay doonayan duqa magaalada iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir in mid la siiyo oo lakala qaado.

Sax miyaa sidee u aragtaa?

Address

Gaalkacyo
55404

Telephone

+252615381278

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Mudug Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogta Mudug Media:

Share