12/26/2025
Maxa keenay oo sabab u ah Somaliland in ay Aqoonsi Ka Codsato israaiil isla Markaana israaiil Si buuxda u aqoonsato? in kasta oo israaiil dano gaar ah ka leedahay geeska afrika gobolka hadana waqtiga xaadirkan aqoonsiga somaliland iyo burburka Somalia waxa Sabab u ah Madaxweyne Xasan sheekh iyo kooxdiisa JSP oo doonaya mar kale 25.sano ka dib dalka inay dib ugu celiyaan burburkii Qaranimo ee 1991