HPM

HPM HPM is the public media network of the Somali Community in the US. HPM offers a broad range of high-quality news and cultural programming. Join us!

We are an independent, bilingual television network broadcasting in both Somali and English in MN, USA.

18/05/2025

Dagaal culus oo lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa
Macwiisleyda HIIRAAN

15/05/2025

Xg: Xasan Sheekh oo u baxaya safar dibadeed +
Qorshaha

Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay goor dhaw soo saartay ku sheegtay inay ugu baaqeyso dhammaan saamileyda siyaasadda, buls...
14/05/2025

Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay goor dhaw soo saartay ku sheegtay inay ugu baaqeyso dhammaan saamileyda siyaasadda, bulshada rayidka ah, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed sidii loogu istaagi badbaadinta dowladnimada.

14/05/2025

Wixii Xalay Kadhacay Muqdisha Waxa Uu aha Baadil "Madaxwayne Dani

14/05/2025

DEG DEG: Mucaaradka oo soo saaray go'aan 7 qodob ah, kadib tallaabadii Xasan

’Dawladdii xabaalaha iyo dhulka boobaysay waxaan uga cabsi qabaa in haatan ay gobolada ku darsato, madaxda dawladaha xub...
14/05/2025

’Dawladdii xabaalaha iyo dhulka boobaysay waxaan uga cabsi qabaa in haatan ay gobolada ku darsato, madaxda dawladaha xubnaha ka ah Federaalka ee Koonfur waxaan ugu baaqayaa war goboladiina ilaashada”Md Deni Madaxwaynaha Dawladda Puntland.

Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, ku xigeenkiisa, Hoggaamiyaasha; Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, SSC-Khaatumo,...
13/05/2025

Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, ku xigeenkiisa, Hoggaamiyaasha; Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, SSC-Khaatumo, ìyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa caawa ka soo wada muuqday Xisbiga cusub ee Cadaaladda iyo Wadajirka oo Muqdisho looga dhawaaqay.

Madaxdaan ayaa todobaadkii h**e Muqdisho ugu soo dhammaaday Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, oo ay ka maqnaayeen Hoggaamiyaasha Puntland iyo Jubbaland.

13/05/2025

PUNTLAND o0 caalamka ka dalbatay inay si deg-deg ah uga qeyb noqoto...

12/05/2025

Jubaland iyo Puntland 00 kala jeestay iyo isbaheysi cusub oo lagu guuleysan
la'yahay

12/05/2025

DEG DEG : labo will oo katirsanaa AS ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee degma Xudur.

12/05/2025

QOFKII XALAY TOOGASHAADA LAGU DILAY MAGAALADDA BURNSVILLE, MINNESOTA OO NOQDAY WIIL SOOMAALI AH. ALLAHA U NAXARIISTO.

DEGDEG: Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu saxiixi doono Amarka Fulinta kaas oo hoos u dhigaya Dawada iyo Q...
11/05/2025

DEGDEG: Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu saxiixi doono Amarka Fulinta kaas oo hoos u dhigaya Dawada iyo Qiimaha Dawooyinka.

Qiimaha Dawooyinka ayaa aad loga cabtay..

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HPM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HPM:

Shortcuts

  • Address
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share

About Us

Welcome to Somali American Media. We are the most trusted news and programming relevant to Somalis and Somali Americans around the world.