Galsan TV

Galsan TV Here at GALSAN TV, facts are sacred, critical thinking is celebrated, and the pursuit of truth is unwavering.

Waxaan ahay Weriye Madaxbanaan oo aan Dowlad iyo Koox Midna aan u shaqeyn

Dear Parents, join us for Nia Academy's Back-to-School Event! Meet teachers, explore classrooms, and enjoy fun activitie...
08/25/2026

Dear Parents, join us for Nia Academy's Back-to-School Event! Meet teachers, explore classrooms, and enjoy fun activities.
August 27 | 4–8 PM
We look forward to seeing you!

الخطوط الجوية الرواندية تستقبل طائرة إيرباص إيه 330-200 جديدة هي الأولى ضمن 5 طائرات من الطراز نفسه من المقرر ضمها إلى أ...
08/25/2026

الخطوط الجوية الرواندية تستقبل طائرة إيرباص إيه 330-200 جديدة هي الأولى ضمن 5 طائرات من الطراز نفسه من المقرر ضمها إلى أسطول الشركة.

💧🇩🇯 EAU | Les eaux souterraines, une ressource vitale pour DjiboutiLes eaux souterraines fournissent près de 95 % de l’e...
08/25/2026

💧🇩🇯 EAU | Les eaux souterraines, une ressource vitale pour Djibouti

Les eaux souterraines fournissent près de 95 % de l’eau potable en zone rurale à Djibouti. 💦

Face aux défis du changement climatique, mieux connaître et cartographier ces ressources est essentiel pour garantir durablement l’accès à l’eau aux communautés rurales.

Dans cette perspective, le ministère de l’Agriculture, de l’Eau, de la Pêche, de l’Élevage et des Ressources Halieutiques et l’UNICEF, avec le soutien du Gouvernement du Japon 🇯🇵, ont organisé une formation destinée à des experts sur la cartographie des eaux souterraines dans les régions de Tadjourah et d’Obock.

🌍💧 Une initiative importante pour mieux protéger les ressources en eau et renforcer la résilience des populations face aux effets du changement climatique.Galsan TV

08/25/2026

Alle ha u naxariistee, waxaa goordhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood laga soo dejiyey maydka Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl, oo ahaa aabaha Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Alle ha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaanna haka siiyo ehelka, qaraabada iyo dhammaan qoyskiisa.

Wargeyska Financial Times⁠ ayaa daabacay in Dowladda Singapore ayaa qorshaynaysa inay qoysaska siiso taageero dhaqaale o...
08/25/2026

Wargeyska Financial Times⁠ ayaa daabacay in Dowladda Singapore ayaa qorshaynaysa inay qoysaska siiso taageero dhaqaale oo gaareysa ku dhowaad S$70,000 (US$55,000) ilmo kasta, iyadoo sidoo kale ballaarinaysa fasaxyada waalidnimo iyo taageerada guryaha, xilli heerka dhalmada dalka uu hoos ugu dhacay heerkii ugu hooseeyay abid oo ah 0.87 ilmo haweeney kasta.

Singapore ayaa sidoo kale wajahaysa isbeddel weyn oo dhanka da’da bulshada ah, iyadoo dalka la filayo inuu noqdo bulsho loo aqoonsado “super-aged society”, taas oo ka dhigan in in ka badan 21% dadka dalka ay da’doodu tahay 65 sano ama ka badan.

Ra’iisul Wasaaraha Singapore, Lawrence Wong, ayaa sheegay in dhiirrigelinta dhaqaale oo keliya aysan u badan tahay inay wax ka beddesho hoos u dhaca dhalmada. Wuxuu sababaha ku xusay dib u dhaca guurka iyo dhalmada, cadaadiska shaqada iyo isbeddelka doorashooyinka nololeed ee bulshada.

Dowladda Singapore ayaa sidaas darteed qorshaynaysa inay isku darto taageero dheeraad ah oo loo fidiyo qoysaska iyo sii wadista siyaasadda socdaalka, si loo yareeyo saameynta hoos u dhaca tirada dadka iyo shaqaalaha dalka.

Ogeysiis Aas QaranWaxaa la ogeysiinayaa bulshada reer Waqooyi Bari, gaar ahaan shacabka ku dhaqan Caasimadda Laascaanood...
08/25/2026

Ogeysiis Aas Qaran

Waxaa la ogeysiinayaa bulshada reer Waqooyi Bari, gaar ahaan shacabka ku dhaqan Caasimadda Laascaanood, in Alle ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl maanta galinka h**e Aas Qaran loogu samayn doono Xabaalaha Xargaga ee galbeedka Caasimada

Aasku wuxuu dhici doonaa inta u dhaxaysa 11:00 AM ilaa 12:00 PM.

Bulshada waxaa laga codsanayaa inay ka soo qayb galaan aaska, una duceeyaan marxuumka in Alle naxariistii Janno ka waraabiyo.

Danjiraha J.F.S ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maa...
08/24/2026

Danjiraha J.F.S ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta xarunta Safaaradda kusoo dhoweeyay hoggaamiyaha Dowlad gobaleedka woqooyi bari - Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw cali oo Safar ku jooga dalka Masar

Danjire Awaare ayaa Madaxweyne Firdhiye uga warbixiyay howlaha Diblomaasiyadeed ee Safaaraddu ku howlantahay ee ka socda xarunta Jaamacadda Carabta iyo xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Masar oo gaaray heer iskaashi istiraatiiji ah.

Dhankiisa Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Woqooyi-bari ayaa ku bogaadiyay Danjiraha iyo diblomaasiyiinta Safaaradda sida ay uga go'antahay fulinta siyaasadda Arrimaha dibedda Dalkeenna oo ay tiir u tahay ilaalinta Midnimada iyo Qarannimada Soomaaliya.

DHAMMAAD.
Amiir Axmed Aden
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar.

08/24/2026

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland,ayaa soo qabanqaabisay munaasabad loogu dabaaldegayay sannad-guurada 20-aad ee aas-aaska Galmudug.

08/24/2026

DEG-DEG: Sheekh Shaakir oo soo dhaweeyay
go’aanka maanta ka soo baxay Maxkamadda Sare.

08/24/2026

يتحدث معالي وزير الدفاع وقائد الجيش الوطني الصومالي في جمهورية الصومال الفيدرالية، السيد أحمد معلم فقي، عن جهود التحالف الإسلامي العسكري لمحاربة الإرهاب (IMCTC) - بقيادة المملكة العربية السعودية - ودوره الفاعل في التصدي للروايات الإعلامية المتطرفة.

Address

Minneapolis, MN

Telephone

+252688728422

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galsan TV:

Shortcuts

Share

Category