Abdullahi Iraad

Abdullahi Iraad Welcome to my Page

05/12/2024

Daamuljadiid Mushaarkii CXDS waaa xadeen.

05/03/2024
04/28/2024

Ninkaan waqti lagu jiro ogyahay.

04/26/2024

Nasiib daradaaa arka.

04/02/2024

Mugdisho wwqtigii maxkamada sheikh cali dheere mee maresa lugaha iyo gacmaha jidka la soo dhigay Waa maxay?

03/30/2024

Asbuucan Diddy aka puff dady baa meel kasta Iiga soo baxayo sheekadiisa iyo dacwooyinka laga gudbiyey.

03/15/2024

Markaan oo kale qaraabada waxay dhihi jireen wixii naga dheer hanaga dul boodaan 😀

03/06/2024

Waa la xukumay wuu baxsaday baa ku xigta

03/05/2024

Caasimad waxaa lagu yaqanaa sida Mugdisho,Nairobi,adis ababa wax kasta Waa laga helaa dad kuu ooyo oo la kireenayo kuwa kuu mudaharado kuwa odeyaal dhaqmeed reer hebel kuugu soo baxo Waa haddaad lacag heysato💵.

Address

Pleasant Avenue
Minneapolis, MN
55408

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Iraad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share