Mareegta Ogaal

  • Home
  • Mareegta Ogaal

Mareegta Ogaal Warar Sugan oo lahubo markasta kala soco bogan.

Shirkada iskaadhsiinta ee Ethio Telecom ayaa ayaa xafiiska Waxbarshada ee DD ka caawisay qalabaynta dugsiga sare ee Kaah...
28/07/2022

Shirkada iskaadhsiinta ee Ethio Telecom ayaa ayaa xafiiska Waxbarshada ee DD ka caawisay qalabaynta dugsiga sare ee Kaah oo kuyaala Caadimada deegaanka, Jigjiga.

Qalabaynta iyo daahfurka iskuulkan ayaa wax wayn katari doona baahiyaha loo qabo in la hello adeega waxbarashada dugsiga sare.

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Masar Alsiisi ayaa shir jaraaid oo ay maanta qabteen k...
26/07/2022

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Masar Alsiisi ayaa shir jaraaid oo ay maanta qabteen ku heshiiyay in labada dowladood ay si wadajir ah ooga wada shaqeeyaan xidhiidh ka labada dal ee dhanka dhaqaalaha, Siisi ayaa intaas kudaray in Madaxwayne Xasan ka heshiyeen ka wada shaqaynta danaha masar ee ku aadan biyaha wabiga nile sida uu war saxaafadeedka kuusheegay.

Arintaas ayaa dad badan ka yaabisay una qaateen in Xasan sheekh dhexda ugalay dagaal wax ku kalifay iyo dhamaadkiisa labaduba aan lagaranaynin.

Ethiopia ayaa xaaladan indhaha ku haysa balse aan wali wax jawaab ah kabixin.

Sideed u aragtaa?

✍️ Mareegta Ogaal.

25/07/2022
Somali Region Liyu Police  with the full  local community support has pushed back the Haynes attack on border woredas of...
24/07/2022

Somali Region Liyu Police with the full local community support has pushed back the Haynes attack on border woredas of the region that Alshabab were trying to capture.

Somali region president Mustafe Omer and some other members of the regional politicians visited the scene to show solidarity with the Liyuu police and local communities who are fighting.

Hundreds were killed, war captives, Large weapons, artilleries, were captured during the mission.

It’s not the first time that Alshabab Terrorists tried to enter inside the Somali region, but all were defeated by the Somali Liyuu Police.

Some incites tell that Alshabab this time were planning to enter inside Ethiopia through the region to Oromia region in order to create more chaos and destabilizing activities in the country.

Gabi ahaanba bulshada ku dhaqan degaanka soomallida  ayaa muumiyay isku duubni iyo taageero hiil iyo hooba ah oo ay umuu...
24/07/2022

Gabi ahaanba bulshada ku dhaqan degaanka soomallida ayaa muumiyay isku duubni iyo taageero hiil iyo hooba ah oo ay umuujiyeen Halyeeyada Liyuu Pooliska, si looga hortago khatarta Alshabaab ay ku doonaysay inay ku dhibaatayso deegaanka.

Shacabka ku nool deegaanka ayaa aduunka u cadeeyay in aysan Alshabaab boos yar uga banaanayn Deegaanka.

Madaxwaynaha ayaa booqday goobta uu dagaalku kasocdo si uu usoo arko xaalada isla markaana udhiiri galiyo ciidamada Liyuuga ee goobtaas kusugan.

Ilo wareedo lagu kalsoonyahay ayaa sheegayo in talaabadii Alshabaab ay rabtay inay ku khalkhal galiso aagaas fashilantay kadib markii dagaal adag oo ay ku jabeen loo gaystay.

Ciidamada Liyuu Poliska ayaa go’odoomiyay aagii ay argagixsadu kujirtay kuna qaaday weerar dhinacyo badan ah, taaso dharbaaxo ku noqotay argagixsada Alshabaab. Waxaa sidoo kale , la arkayay hub iyo maxbuus lagasoo qabqabtay Alshabaab.

✍️
Mareegta Ogaal.

19/07/2022
19/07/2022
SCWW, Dhamaan Bulshada Somaaliyeed khasatan kuwa kunool Degaanka Somaalida waxaan si kal iyo laab ah ugusoo dhawaynaynaa...
19/07/2022

SCWW, Dhamaan Bulshada Somaaliyeed khasatan kuwa kunool Degaanka Somaalida waxaan si kal iyo laab ah ugusoo dhawaynaynaa pagekan oo aan iidinkusoo gudbin doono xogaha, akhbaarta iyo waxwalba oo muhiim ah bulshaduna ubaahanatahy inay xog laga siiyo.

Waxaan markale idinka codsanaynaa inaad nagu xidhnaataan si ay suurto gal noogu noqoto inaan idinsiino xogaha muhiimka ah ee Deeegaanka, Dalka iyo Dunidaba.

kusoo dhawaada dhamaantiin page; Mareegta Ogaalka (MO)

Address

MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mareegta Ogaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mareegta Ogaal:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share