Wadani TV

Wadani TV Wadani TV

Marka eex iyo qabyaalad ku soo koobnadaan fursadaha shaqo Natiijadaa kuwa wax bartay sidaan ayay noqon- Shalay Jaamacadd...
04/30/2026

Marka eex iyo qabyaalad ku soo koobnadaan fursadaha shaqo Natiijadaa kuwa wax bartay sidaan ayay noqon- Shalay Jaamacadda jigjiga, Maantana mid kamid ah Xerooyinka tahriibka libiya.

Diyaaradan oo ay leedahay shirkada EBB Air, lambarka diiwaankeeda yahay 5Y -EBB kana howl gasha Nairobi ilaa Mandera, ay...
04/24/2026

Diyaaradan oo ay leedahay shirkada EBB Air, lambarka diiwaankeeda yahay 5Y -EBB kana howl gasha Nairobi ilaa Mandera, ayaa shil ku gashay Magaalada Mandera xili ay degi rabtay.

Rikaabka diyaarada sarnaa way bad qabaan dhamaantood goobjoogayaal sheegayaan.

04/21/2026

Dollo Addo Deegaanka soomaalida Gobolka liiban Magaladii Dakhliga iyo Dhaqaalaha.

5-Hay’adood ayaa waxaay iska kashadeen dhisida laba musqulood —UNICEF, UNHCR, DBG, IOM, iyo ARC.imisaa ku baxday ayaad i...
04/20/2026

5-Hay’adood ayaa waxaay iska kashadeen dhisida laba musqulood —UNICEF, UNHCR, DBG, IOM, iyo ARC.

imisaa ku baxday ayaad is lee dahay?

04/18/2026

yaad tahay niyow horta?

Magacaabis Cusub Degmooyinka Gobolka Faafan Deegaanka soomaalida.
04/16/2026

Magacaabis Cusub Degmooyinka Gobolka Faafan Deegaanka soomaalida.

Dowlad Deegaanka Soomaalida-Gurra Dhamole.
04/16/2026

Dowlad Deegaanka Soomaalida-Gurra Dhamole.

XIL-KA QAADIS AMA RAALI -GALINKadib Amaantii uu Cabdi maxamuud kala Dul-dhacay Wasiirka, Sida la filaayo Xukuumadda Hadd...
04/14/2026

XIL-KA QAADIS AMA RAALI -GALIN

Kadib Amaantii uu Cabdi maxamuud kala Dul-dhacay Wasiirka, Sida la filaayo Xukuumadda Hadda jirta laba daran mid dooro unbay hor dhigi doontaa.

1- Raali-galin rasmi ah inuu bixiyo.

2- Xil ka xayuubin in lagu sameeyo.

Gabadhaan oo ahayd xirfadle caafimaad ayaa waxaa lagu dilay deegaan hoos yimaada degmadda Galxamur, gobolka Doollo.Dhacd...
04/13/2026

Gabadhaan oo ahayd xirfadle caafimaad ayaa waxaa lagu dilay deegaan hoos yimaada degmadda Galxamur, gobolka Doollo.

Dhacdadaan dilka ah waxaa geestay ninka idin muuqdo, ilaa hadda sababta uu u dilay ma cadda.

Address

Minneapolis, MN

Telephone

+251704652662

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadani TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wadani TV:

Shortcuts

Share