Waayeel tv

Waayeel tv Laascanood :0634916938
America: 0015073693662
Warbahinta Waayeel Waxa Ka Go.an
Wararka Xaqiiqda...
(1)

08/04/2026

Wasiir Beena Beena “Cabbaas Madani si weyn haloo garab istaago, Xisbiga JSP ee Waqooyi Bari cudud ayuu soo bandhigay…”

08/04/2026

Madasha Laascaanood Forum oo markeedi ugu horeysay Lagu qabtey Magaalada Laasacaanood Ee caasimadda Waqooyi Bari ayaa looga dooday Isbedelada Geeska Africa iyo Waqooyi Bari Ee dhanka Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Jidaha Mustaqbalka Waqooyi Bari.

08/04/2026

"Waqooyi Bari waa aabbaha Federaalka Soomaaliya." Aragtida dadweynaha caasimada Laascaanood.

08/04/2026

Sii deynta maxaabista mamulka isaaq shuruudo badan ayaa ku xidhan. Aragtida dadweynaha laascaanood.

08/04/2026

"Isaaqow maxaabista waxaanu sii deynayna anagoo labo maamul ah. Aragtida dadweynaha.

08/03/2026

Waqooyi Bari tagtoo tallaabsataye, ha ku toobad keenina.

08/03/2026

RW Hamsa Abdi Barre oo soo gaadhay goobta Xafladda Sanad guurada Aasaaska Waqooyi Bari somalia.

08/03/2026

Laascaanood".Halkani waa dhulkii midnimada Soomaaliyed. siyaasi Ahmed saakin

"Raysal wasaare hamse abdi Barre" Oo ku Sugan Caasimada WB Ayaa caawa socod lug ah ku maray shaarciyada caasimada Waqooy...
08/02/2026

"Raysal wasaare hamse abdi Barre" Oo ku Sugan Caasimada WB Ayaa caawa socod lug ah ku maray shaarciyada caasimada Waqooyi bari laascaanood". waxay diraysa Fariin weyn oo caawa qalbada jabisay Cadowga Reer Waqooyi bari"

Booqashada gaarka ah Ee taalada shuhahada oo ah astaan halgan oo ku weyn bulshada deegaanka' isagoona fariin cad udiray beesha caalamka Iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyed.

08/02/2026

Raysal wasaare hamse booqday taalada shuhadada Laascaanood.

📷Mohamed Faro.

Address

Minneapolis, MN
55408

Telephone

+15073693662

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayeel tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waayeel tv:

Shortcuts

Share