Bashi Omar

Bashi Omar Journalist, Political and Security Analyst
(10)

08/23/2026

Shirka Daarood Ee Nairobi oo fashilmay Waa In Maamulka Waqooyi Beri la aqoon sadaa Markaas you daarood Heshiinayaa

07/29/2026

Fahima quuje oo basaasnimo lasoo barayo iyo saraakiil la maxkamadeenayo

07/19/2026

Fahiima Quuje waa dhimbil dab ah Somaliland imtixaan ayaa hor yaalla.

07/18/2026

Fahiima Quuje Xog halis ah oo la ogaaday

06/27/2026

Kiiska Sacdiya Bajaaj???

06/26/2026

Beesha Faqashinni waa in Caddaalad ay helaan

06/15/2026

Dood Culus: Arrinta Somaliland ee kulankii shaley ka dhacay talaabiib

06/12/2026

Nabsigii Ramlo oo kasoo baxay Omar Artan

safar kasta oo guul leh wuxuu leeyahay caqabado. Warar soo baxay ayaa sheegay in Omar Artan loo diiday gelitaanka Marayk...
06/09/2026

safar kasta oo guul leh wuxuu leeyahay caqabado. Warar soo baxay ayaa sheegay in Omar Artan loo diiday gelitaanka Maraykanka, inkastoo uu watay baasaboor diblomaasiyadeed. Arrintan ayaa dhalisay dood iyo hadal-hayn ballaaran, iyadoo taageerayaal badan ay la yaabeen sida shaqsi sumcad caalami ah leh uu ula kulmi karo xaalad sidan oo kale ah.

Inkasta oo faahfaahinta dhacdadaasi aan si buuxda loo shaacin, haddana hal xaqiiqo ayaa taagan: Omar Artan wuxuu horey uga mid noqday magacyada ugu waaweyn ee garsoorka Afrika.

Qisadiisu waa sheeko ku saabsan adkaysi, himilo iyo qof ka yimid Soomaaliya oo dunida tusay in kartida iyo dadaalku aysan lahayn xuduud.

Maanta, Omar Artan ma aha oo keliya garsoore. Waa astaan muujinaysa in riyada Soomaaliyeed ay gaari karto heer kasta oo caalamka ah.

Marka taariikhda garsoorka Afrika la qoro, magaca Omar Artan wuxuu ka mid ahaan doonaa kuwa aan sahlanayn in la illoobo.

Dhawaan Waxaan Baahin Doono sheeko wax badan iftiiminayso oo ku saabsan Sababta ay dhacdadaan u dhacday ma Wax cumar ku kooban baa ma horey ayee dhacdo noocaan camal ah u dhacday isha ku haay Boggaan

06/03/2026

Dagaal culus oo ka socda muqdisho Xassan Sheekh oo weerar ku qaaday Kheyre

Address

United State
Minneapolis, MN
55410

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashi Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bashi Omar:

Shortcuts

Share