Abdirasak ow mohamed

Abdirasak ow mohamed "Aan kala shubanno aqoonta" Wll waxa muhiima inaad ogatao inan wllkaa ahy somaliyeed sas darteed adan marnaba noqon bakhayl
(1)

Axmed madoobihii shalay niarobi joogayIyo kan caawa kismaayo jooga waa 2 axmed, kii nairobi joogay wuxu ahaa kii wax ka ...
10/03/2025

Axmed madoobihii shalay niarobi joogay
Iyo kan caawa kismaayo jooga waa 2 axmed, kii nairobi joogay wuxu ahaa kii wax ka dhisay madasha mustaqbalka soomaliyeed.

Kan kismaayo joogana waa kan sugaaya in uu heshiis la gaaro m.xasan.

Dabaqadi dhexe ee bulshada iyo tii saraba ee reer puntland, qoysaskoodi wadanka waa ka saareen, isla jeerkaasna waxaay n...
09/05/2025

Dabaqadi dhexe ee bulshada iyo tii saraba ee reer puntland, qoysaskoodi wadanka waa ka saareen, isla jeerkaasna waxaay naawilaayaan bilaalka ay reerayowgaa ku biili lahaayeen inay isla puntlandta aya kala hayaameen dhaqaalihi iyo dadki inay kabilaan reerayowgaaas.

Waa maan guracan iyo marasho jaan.

08/14/2025

Ilaa hilaadi h**e ee saka waxaa dagal udhexeeya cidanka dowlada iyo kooxo shacaba oo is abaabulay ka socda xafada hodan aaga tarabuunka ee magalada muqdisho, dagalkuna wuxuu ka kacay dhul aay dowladu doonayso inay dadkaa shacabkaa ka kiciso say u siiso ganacsato.

08/10/2025
08/01/2025

SOOL: Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kormeer ku tagey degmada Boocame iyo deegaanada hoos yimaada ee gobolka Sool, Puntland, isagoo kulamo la qaatay odayaasha iyo waxgaradka.

07/29/2025

Markale dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan Cabdirashiid Janan iyo kuwo taabacsan Axmed Madoobe ayaa ka socda degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo.

Dagaalka maanta ayaa ka socda gudaha iyo daafaha magaalada, waxaana wariyaasha jooga Baladxaawo ay sheegayan in magaalada qeybo ka mid ah madaafiic lagu garaacay, waxaana jira khasaaro nafeed.

Waa markii afaraad oo uu dagaal ka dhaco degmada Baladxaawo toban cisho gudahood.

Cabdirashiid Janan ayaa lasoo wariyay inuu shalay helay hub iyo isgaarsiin taas oo la aaminsanyahay iney u sahashay inuu maanta ka dagaalamo gudaha magaalada Baladxaawo.

07/26/2025

Generalka Ugu darajada sareeya soomalida oo dalka dib ugu soo laabtay Gen.Siciid Maxamed Xirsi 💯♥️🙏

07/25/2025

Dowlada Soomaliya iyo Jubaland ayaa gacan ku haynta Balad-xaawo markale ku dagaalamaya iyadoona la isku adeegsanayo hub culus sida ay wararku nagu soo gaarayaan.

07/24/2025

Garowe :Sedex Askari oo Katirsan Dowlada Hoose Gaar ahaan Qaybta Ururinta Cashurta ayaa Dhintay Halka Sedex Kalana Ay Dhawac Yihiin ,Kadib Markii nin laga Xarayey Bajaj Uu Rasas ku furay .

07/15/2025

Hambalyo,Gudoomiye dr. Shiine, waxaan alle kaaga baryayaa in uu kugu asturo,kuuna fududeeyo masuuliyadaa laguu doortay.

07/13/2025

Gudoomiyaha Degmada Dangoroyo lagu wado in berri loo dhaariyo Dr Mohamud Abdiasis Shiine.Gudoomiyaha Degmada Dangoroyo lagu wado in berri loo dhaariyo Dr Mohamud Abdiasis Shiine.

Address

Minneapolis, MN

Opening Hours

Monday 8am - 9:30pm
Tuesday 8am - 9:30pm
Wednesday 8am - 9:30pm
Thursday 8am - 9:30pm
Friday 8am - 9:30pm
Saturday 8am - 9:30pm
Sunday 8am - 9:30pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirasak ow mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirasak ow mohamed:

Share