Royal Media Service MN

Royal Media Service MN Royal Media MN Waa warbaahin Soomaliyeed aad ka heli karto Wararka Siyaasada & arimaha Bulshadda

24/07/2025

"Sharci ahaan hubka Soomaliya yaa keeni Karra,"? Wareysi Aqoonyahan Nuuradin Aaden Diiriye.

23/07/2025

Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Dowladda Fadaraalka Warcusub na ka soo saaray Markabka.

WARCUSUB: Dowladda Federaalka oo qoraal hanjabaad la socoto kasoo saartey qabashadda Markabka SEA WORLD ee sida sharci-d...
23/07/2025

WARCUSUB: Dowladda Federaalka oo qoraal hanjabaad la socoto kasoo saartey qabashadda Markabka SEA WORLD ee sida sharci-darrada ku galay xeebaha Puntland, isagoo hub wada.

DEG DEG: Guddoomiye ku xigeenka degmada Gaalkacyo ayaa shir degdeg ah isugu yeeray xildhibaanada golaha deegaanka, ka di...
22/07/2025

DEG DEG: Guddoomiye ku xigeenka degmada Gaalkacyo ayaa shir degdeg ah isugu yeeray xildhibaanada golaha deegaanka, ka dib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay mooshinkii xil-ka-qaadista duqa degmada ku tilmaamtay mid aan sharciyad lahayn.

WARCUSUB: Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo beenisay xilka qaadista lagu sameeyay Duqa Degmada Gaalkacyo.
22/07/2025

WARCUSUB: Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo beenisay xilka qaadista lagu sameeyay Duqa Degmada Gaalkacyo.

22/07/2025

WARCUSUB: Garab kale oo haween ah ayaa taageray Xil ka qaadista Duqa Degmadda Gaalkacyo.

21/07/2025

:- Shacabka Galkacyo oo ku kala aragti duwan xilka qaadista iyo Mooshinka Duqa Degmada Galkacyo ee Golaha deegaanku Maantey sheegeen iney xilkii ka qaadeen. | Barre Farh Abdi.

📢Ogeysiis Ogeysiis 📊 Bulshadda jecel barashada suuqa kiribtada (cryptocurrency),iyo sida looga shaqeysto waxaa la ogeysi...
21/07/2025

📢Ogeysiis Ogeysiis

📊 Bulshadda jecel barashada suuqa kiribtada (cryptocurrency),iyo sida looga shaqeysto waxaa la ogeysiinaayaa iney bilaabatay isdiiwan galinta course-ka ee bisha july .

🎯WAXYAABAHA COURSE-KA LAGU BARANAAYO:
▫️Complete course of cryptocurrency
▫️Advanced Tecnical anlysis
▫️Fundamental anlysis
▫️On chain and sentment
▫️Risk management
▫️Trading psychology + more

📆WAQTIGA&HABEENADA CASHARKA LA QAADANAAYO:
▪ Isniin
▪ Arbaco
▪ Jimco
⏰8:30pm - 10:30pm/ East Africa

Coarse-ka waxa uu bilaabanaya
📅 maalinka Jimcaha Taariiq:25/7/2025

📍Course-ka waxaa lagu qaadanaya discord-ka waana LIVE.

📈COURSE-KA WAXAA BIXINAYA:
🔺Ustad/Mentor KALSONI

💵QIIMAHA COURS-KA:
💰 150 Dollars

📞Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xariir :⬇️
📱

📱

21/07/2025

DEG:DEG 24 Xubnood oo kamid Xildhibaanada Golaha Deeganka Gaalkacyo ayaa Xilkii ka qaaday Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Warsame Xildhibaanada ayaana hab gacantaag ah ku meel mariyay Xilka qaadistan.

DEG:DEG Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo baajisay Kal-fadhigii Golaha Deeganka Gaalkacyo.
20/07/2025

DEG:DEG Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo baajisay Kal-fadhigii Golaha Deeganka Gaalkacyo.

20/07/2025

"Aniga iyo Golaha deegaanka ee aad Doorateen waxaanu Miskaxda ku heyney Ahmiyada ay Shacabkeenu Noo doorteen" Duqa Degmada Galkacyo maxamed abdirisaq Daacad.

20/07/2025

Hadaljeedinta, Gudoomiyaha Gobolka mudug Feysal shiikh Cali.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+254741899879

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Media Service MN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Royal Media Service MN:

Share