Team wash wash

Team wash wash Sodhawaada Team Wash Wash Pageka .πŸ€£πŸ‘‹πŸ€™
(2)

Masha Allah Daaci muqtaar iyo hoyadiis oo dhoola cadeenayan waa alle mahadiis allow usiyaadi caafimadka ma**da dhamaan u...
01/08/2026

Masha Allah Daaci muqtaar iyo hoyadiis oo dhoola cadeenayan waa alle mahadiis allow usiyaadi caafimadka ma**da dhamaan uduceeya asxbta.πŸ₯°πŸ€²

Sundus waa Boqorad karti iyo adkaysi leh i.a wax walbo dhaco marwlba guusha Sundus ayey udanbeen doonta.🧑πŸ₯°
01/08/2026

Sundus waa Boqorad karti iyo adkaysi leh i.a wax walbo dhaco marwlba guusha Sundus ayey udanbeen doonta.🧑πŸ₯°

Hayaat oo dhahday Waxaan Ahaa qof faraxad badan balse halmar ayaan noqday qof murug badan Lkn rabi ayaan talo saartay pl...
01/07/2026

Hayaat oo dhahday Waxaan Ahaa qof faraxad badan balse halmar ayaan noqday qof murug badan Lkn rabi ayaan talo saartay please uduceya dhaman asxbta walashen Allah caafiyo.😒🀲🀲

Kuwo badan waxay isku dayeen inay Sundus iyo Zaki isku diran lakin Dadkan ayaga dhib iyo dhefba wada maray mana aha dad ...
01/06/2026

Kuwo badan waxay isku dayeen inay Sundus iyo Zaki isku diran lakin Dadkan ayaga dhib iyo dhefba wada maray mana aha dad asxaab ah ee wa walaalo.πŸ₯°πŸ§‘

Sorry ina adeertey maadama Aniga darteeda lagu Heesto maxa jabra u amaantay iska samir insha Allah xaqaaga waad heli doo...
01/05/2026

Sorry ina adeertey maadama Aniga darteeda lagu Heesto maxa jabra u amaantay iska samir insha Allah xaqaaga waad heli doonta.🧑

Maalin wanagsan dhaman asxaabta Facebook.πŸ§‘πŸ˜πŸ‘
01/05/2026

Maalin wanagsan dhaman asxaabta Facebook.πŸ§‘πŸ˜πŸ‘

Waxa qofka qurux kadhigo waa Jirka hada fiiri Happy qurux before waxey aheyd Mamo after gabar yar oo 15 Jir ah marka Hil...
01/04/2026

Waxa qofka qurux kadhigo waa Jirka hada fiiri Happy qurux before waxey aheyd Mamo after gabar yar oo 15 Jir ah marka Hilibka iyo baruurta waa cadow iska jira.😁πŸ₯°

Mahadsanidin dhamaan asxabta waxan gaaray 1.5 million Oo followers Oo aalada TikTok Hampalyada waa xagiina.😁πŸ₯°πŸ‘
01/01/2026

Mahadsanidin dhamaan asxabta waxan gaaray 1.5 million Oo followers Oo aalada TikTok Hampalyada waa xagiina.😁πŸ₯°πŸ‘

Waxa uu ahaa sanad qurux badan waxana ku Bartay qalbiyo wangsan iyo dad Kala duwan dhamantiin aad aya idin kumahad celin...
12/31/2025

Waxa uu ahaa sanad qurux badan waxana ku Bartay qalbiyo wangsan iyo dad Kala duwan dhamantiin aad aya idin kumahad celinaya barashadina kuma anan qasarin waxana idin rajayna cafimad iyo cimri dheer my family.πŸ§‘πŸ‘

Wiilkina Waqooyi bari morganka Nool wakana.πŸ‘
12/31/2025

Wiilkina Waqooyi bari morganka Nool wakana.πŸ‘

Puntlander nimada ha sareyso πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ§‘πŸ«‘
12/30/2025

Puntlander nimada ha sareyso πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ§‘πŸ«‘

Maanta iyo Sawiradan quruxda badan waxey ka imanayan dadkegii Laascanod Waqooyi Bari.πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ§‘πŸ‘
12/30/2025

Maanta iyo Sawiradan quruxda badan waxey ka imanayan dadkegii Laascanod Waqooyi Bari.πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ§‘πŸ‘

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Team wash wash posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share