Dagaara Media

Dagaara Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dagaara Media, Media/News Company, Minneapolis, MN.

08/05/2026

Caawa waxay u shidantahay team wilwile band.

08/05/2026

🚨 Deeqda Waxbarasho Ee Chevening Scholarship UK🇬🇧!

Chevening Scholarship UK waa mid kamida deeqaha waxbarasho ee ugu caansan, uguna sumcada fiican, sidokale ugu nacfiga fiican marka lajoogo seeraha ardaynimo, Waana deeq waxbarasho oo ay bixiso dawlada wadankaasi United Kingdom🇬🇧.

Tirro qiyaastii dhan 1,500 arday ayaa si sanadle ah loo qaataa ama kuguulaysta deeqdan waxbarasho, kuwaasi oo kasoo tartama inkabadan +150 waddan oo ay kamid yihiin Somalia 🇸🇴, Ethiopia 🇪🇹, Kenya 🇰🇪 iyo Djabouti 🇩🇯. Deeqdan waxbarasho oo runtii ah mid tartan adag ayaa waxaa heerka labaad ee waraysiga [interview] u gudba qiyaastii 5,000 qof, waxaana ugu dambayn laga xushaa qiyaastii 1,500 qof.

Guulaystayaashu waxay fursad u helidoonaan deeq waxbarasho oo heerka labaad ee Master’ta ah [Master Degree Program] waxayna waxbarasho aqoon xirfad kudheehan tahay ka bilaabi doonaan jaamacadaha ku-yaala Carriga ingiriiska (United Kingdom-UK), waxayna durruustaasi kusoo afmeeraan mudo sannad gudaheed ah.

🔹FiiroGaara:

→ Dirsashada codsiga koowaad passportku muhiim maaha.
→ Ujeedka deedqan kaliya ma’aha sida arday baranaya waxbarasho ee waxa loodiyaariyaa sidii hogaamiye mustaqbal oo aragti fog leh.
→ Haddii aad heerka Master’ta h**ey u diyaarisay, markale waad codsan kartaa[balse waa inaad cadaysaa sababta aad markale u baranaysid].
→ Qoraaladaadu waa in ay noqdaan kuwo heersarre ah [Inaad ka soo xigato internetku waxa ay sababi-kartaa in codsigaagu diidmo lakulmo].
→ Dirsashada codsiga kadib waxad xidhiidh la samayn doontaa 3dii jaamacadood ee aad dooratay si aad uga hesho waraaqda aqbalaada jaamacada oo bilaa shardi ah [unconditional admission].
→Haysashada Shahaado luuqadeedka IELTS marka h**e muhiim maaha inaad haysato blse waa shardi kaa-hortaagan inaad hesho aqbalaada jaamacada ee [unconditional admission]. Blse waa diyaarin kartaa later on

🔹Shuruuda Codsadaha lagarabo:

→ Waa inaad kasoo-jeedo wadamada loo ogol yahay ee codsan-karro deeqdan sida: Somalia 🇸🇴, Ethiopia 🇪🇹, Kenya 🇰🇪 iyo Djabouti 🇩🇯.
→ Shahaadada heerka koowaad ee [Bachelor degree plus transcript]
→ Waa in aad leedahay ama haysataa ugu yaraan 2,800 saacadood oo waayo aragnimo shaqo ah [una dhiganta 2 sano khibrad ah].
→ Diyaarso jawaabahaaga essay’ga kuwaasoo kala ah:
•faahfaahinta aragtidaada hogaamineed iyo saamaynteeda togan, adiga oo tusaalaynaya dhibaatooyin aragtidadu soomartay iyo kartidaada hogaamineed qaabkay uxalisay (Leadership and Influencing Skills ).
•Hoggo-tusaalee sida u samaysatid saaxiibo, ugana faaiidaysatid, sida aad ugu horumarisid noloshaada, aqoontaada iyo shaqadaada [Networking skills].
•Waxa aad xaq-uleedahay doorshada sadex jaamacadood oo ku yaala jaamacadaha wadanka ingiriiska[UK] iyo doorashada mid walba kuliyada aad rabtid inaad ka dhigato! Sbbta aad ku dooratay iyo sida ay ula xidhiidho waayo aragnimadaadi h**e, shahaadadii h**e iyo hanka aad nolosha ka leedahay.
•Qorshahaaga waxbarashada master-ta ka dib marka aad ku soo laabatid wadankaaga, sida aad ugu anfaci doontid naftaada iyo wadankaagaba [Career plan].

🔹Faa’iidada Barnaamijkani koobsadey:

→ Guud ahaan waxa lagaa dabaraya qarashka waxbarashada, deegaanka, cunnada, caymiska caafimaadka, safarka iyo waliba lacag guno ah oo sijoogta ah laguu-siinayo bilkaste. Iyo waliba damaanada viisada oo ah 100%
→ Aqoon kuhabaysan hogaamiye mustaqbal fogleh.
→ Kamid noqoshada bahda qalinjabiyayasha ee Global Chevening Alumni network oo ay ku midaysan yihiin +5k

⏰ Mudada codsiga: October 6, 2026.
đź”— Halkan kacodso: chevening.org/apply
đź”— Lifaaqan raac doorashada jaamacada iyo takhasuska: https://www.chevening.org/scholarships/find-a-course/
——————————————
Lawadaag saaxiibo badan, Sidokale kusoobiir kanaalka telegramka: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada

08/05/2026

🚨 Wasaarada Caafimaadka itoobiya waxay baadi-goobaysaa dhalinyaro 🇪🇹

Wasaarada Caafimaadka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay ubaahantahay 5,000 oo qof oo si mutadawacnimo ah uga qayb qaata sadex munaasibadood oo waawayn oo heer-caalami ah, kuwaasoo kala ah:
1. International Conference of Public Health in Africa (CPHIA) 2026 (Nov 23–27, 2026)
2. The Ordinary Session of the African Union Assembly (Feb 8–15, 2027)
3. COP32 Climate Summit (Nov 2027).

Goobaha: Addis Ababa, Sheger, Bishoftu, Adama.

Shuruudaha dadka la rabo:
âś…Muwaadin Itoobiyaan ah
âś…Haysta ugu yaraan shahaado degree ah (ama ku jira sanadkii ugu danbeeyay ee jaamacada) oo la xidhiidha culuumta kala ah Health Sciences, Medicine, Nursing, Public Health, Emergency & Critical Care, Anesthesiology, Cardiology, Environmental Health, Food Science, ama Nutrition.
✅Da’da: 18-35
âś…Ku hadli kara luqadda Ingiriisiga

đź”— Halkan ka codso:
https://ict.moh.gov.et/en/volunteer/guests/68f628da-db93-4c37-a294-dc94e87d9f5c
——————————————
Lawadaag saaxiibo badan, Sidokale kusoobiir kanaalka telegramka: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada

Voss Tv

  Jamacada Islaamiga ah ee raaso iyo sawiradii ugu danbeeyey ee jamacada oo la dhireeyey. Follow Dagaara Media
08/05/2026

Jamacada Islaamiga ah ee raaso iyo sawiradii ugu danbeeyey ee jamacada oo la dhireeyey.

Follow Dagaara Media

08/04/2026

Inay Raagto Mooyee, Rajo Waa Halkeedii!

Follow Dheh Dagaara Media

 :- Madaxwayne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay maanta kooxda  Ree Ja...
08/04/2026

:- Madaxwayne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay maanta kooxda Ree Jabuuti ee Hidaha iyo dhaqanka Wilwila Band oo maalmihii u danbeey ku sugna casiimada jigjiga ee xarunta gancsiga iyo dalxiiska geeska.

Dagaara Media

08/04/2026

:- Wilwala band iyo Qasriga madaxtoyada deegaanka madaxwyne ku xigeenka dds mudane Ibrahim cusman ayaa ku qaabilay. Follow Dagaara Media

08/04/2026

Madaxwayne ku xigeenka deegaanka Mudane Ibrahim cusman oo madaxtoyada ku qaabilay kooxdii wilwila band. Follow Dagaara Media

  8 sano ka hor iyo ka dib jigjiga isbaddal wayn baa ku dhacay. Sidaas oo kale waxa uu isbadal wanaagsan ku dhacay damii...
08/04/2026

8 sano ka hor iyo ka dib jigjiga isbaddal wayn baa ku dhacay. Sidaas oo kale waxa uu isbadal wanaagsan ku dhacay damiirka dadka, meel hoose taagnaa ( nin kastaa ninka i xiga ayuu jaajuusi jiray) walow aan halkii loo baahnaa la gaadhin.

10 sano oo danbe haddii deegaanku nabad iyo xasilooni ku sii daaqo horumar dhaqaale iyo mid bulsho ayeynu ku tallaabsan - Inshaa Allah. Taasina waa mas'uuliyad inaga wada saaran.

Midnimo iyo badhaadhe aan nusqaan lahayn baan u rajayn shacabka deegaanka.

Wq Gafdiid Khaliif

  August 4, waa maalintii Alle naga kor qaaday hogaamiyiihii dibjirka ahaa ee Cabdi iilay, (iidi-Amiin). 8 sano oo waxaa...
08/04/2026

August 4, waa maalintii Alle naga kor qaaday hogaamiyiihii dibjirka ahaa ee Cabdi iilay, (iidi-Amiin).

8 sano oo waxaa ka danbaysay Alaylahe dadku nabad ku seexdo oo uu nabad ku soo tooso, 8 sano ood marnaba aanad ka baqayn in sabab la'aan la iska kaa xidho ama laguu dilo, 8 sano oo xukuumad dulqaad & cafis badan ay deegaanka hogaaminayso, oo mararka qaar markaan danbi galno ee xukuumadu na cafiso aan nidhaahno xiniinyaha tolkay baan ku soo baxay, halkaan uga mahad celin lahayn, 8 sano oon markhaati ka nahay hogaamintii ugu akhlaaqda badnayd ay deegaanka soo marta.

Waxaan Alle uga mahad celinaynaa isbadalkaa uu noo suurto galiyay ee 8 daa sano deegaanka ka hanaqaaday, umad kastaa waxay u eegtahay hogaaminteeda, maanta inaan sidaa hogaaminteenu u eeg tahay sawir ah la inaga qaato waxay noo tahay sharaf aadbaan ugu kalsoonahay inay nagu matalaan madragyada dad sidaas u wanaagsani, halkii dibjir kugu matali lahaa, wayna ku mahadsan yihiin siday tusaale fiican ugu noqdeen Soomalinimada dalka gudihiisa & dibadiisaba.

Guul & Gobonimo.
Wq Xasan Suxufii

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dagaara Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dagaara Media:

Share