12/14/2025
Xirfadaha Digital Marketing, Content Creation, Graphic Designs & Video editing: Halka aad ka baran karto si bilaash ah
1. Hubspot Academy. Link https://academy.hubspot.com/ Youtube: https://www.youtube.com/-CRM Koorsooyin leh Shahaado Bilaash ah ayaad ka helaysaa kuwaas oo si professional ah loo diyaariyay. Si gaar ah Koorsada Digital Marketing oo asxaab badan i soo waydiisay iyo Social Media marketing.
2. Google Skillshop: Link: https://skillshop.withgoogle.com/ waxaad ka helaysaa Courses Google Ads, Google Marketing platform & Google Analytics Shahaado professional Google ah waa ku siinayaan.
3. Udemy: Link: https://www.udemy.com/ Course aad rabto ku qor ka dib dooro dhinaca Free. Kuwa lacagta ah waa raqiiq 10 ilaa 12 Dollar.
4. Coursera: Link: https://www.coursera.org/ Waa ugu waawayn dhinaca waxbarashada & shahaadada, courses bilaash ah waad ka helaysaa
5. Skillshare: Link: https://www.skillshare.com/en/ Waxaad helaysaa 30 casho bilaash ah trial aad ku baran karto Course kasta aad rabto. Waa subscription Bil dhan baad lacag yar bixin ka dib si free ah baad u baranaysaa courses kasta.
Intaa tijaabiya, yaan idinku badin. Samayso qorshe, Jadwal kuna bixi dadaal & joogtayn. Waxa keliya oo hada ku hortaagan waa naftaada.
In Shaa Allaah waxaan samayn doonaa Courses Digital Marketing, Barashada Luuqada English, Content Creation – sida loo sameeyo Muuqaalo & Qoraalo Baraha Bulshada, Sales & Marketing – Xirfadaha Iibka iyo Xeeladaha Suuqgaynta (Buuggi Iibi wuu soo baxayaa dhowaan In Shaa Allaah). Haddii aad u baahan tahay Courses-kan aan gacanta ku hayo oo Somali iyo English ah soo qor Diyaar ama waa u baahnahay, hana hilmaamn in aad ka Mahadcelin iyo Ducada.
Guulaystayaasha Barmaamijki Xalay ka eeg Comments.
Farah Cawaash