10/03/2026
Dhallinyaradii xalay isku toogtay ciyaartii dhex maraysay labadda Iskuul ee Eden Prairie iyo Minnetonka oo Soomaali noqday. Labo wiil ayaa ku dhaawacmay toogashadda. Booliiska Eden Prairie ayaa sheegay in ay dadka is toogtay ay is raadsanayeen.