Abdirahmaan Saylici

Abdirahmaan Saylici Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahmaan Saylici, Social Media Agency, 205 W 244th Street #44, Minneapolis, MN.

Abdirahman is a Somali journalist,
You will get him the latest on daily news updates Middle east, western, Horn of Africa analysis, Somali issues and an other exclusive behind-the-scenes content!.

11/20/2025

"Waxaynu u baahanahay In Gamcaha lays qabsado oo Nabadda lagu shaqeeyo"
Abdirashiid Magaalo

11/20/2025

"Hadaan Nabad la helin, wixii Xukuumaddu idiin qaban lahayd iman maayaan"
Wasiir kuxigeenka Diinta iyo Awqaafta

11/20/2025

"Maalgashiga dhaqaale wuu iman karaa oo kobci karaa, Warshadona waa dhismi karaan, laakiin haddii ay nabaddu liidato ama aanay jirinba, Midkoodna ma hirgelayo"

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maalgashiga
Eng Mohamed Elmi Huunno

11/20/2025

"Maalgashiga dhaqaale wuu iman karaa oo kobci karaa, Warshadona waa dhismi karaan, laakiin haddii ay nabaddu liidato ama aanay jirinba, Midkoodna ma hirgelayo"

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maalgashiga
Eng Mohamed Elmi Huunno

11/19/2025

Walaahay wiilkan aad baan uga naxay. Ax😭

11/19/2025

War Murtiyeed Ay Soo Saartey Beesha Habaryoonis Bari.

11/19/2025

Hogaan Muuqda oo Munaasiba.
Miisaanka Culus Wasiir,
Eng Mohamed Elmi Huunno

11/17/2025

Waawayn ka...

11/17/2025

Nin Mareexaan dhalay oo Galay Qolkii Ictiraafka Somaliland ku Xidhnaa.
Badrudiin Ibrahim Abdi

Xil-wareejintii Isku-duwaha Wasaaradda Xannaannada Xoolaha  ee Gobolka Awdal.Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Xoolaha ee Wa...
11/16/2025

Xil-wareejintii Isku-duwaha Wasaaradda Xannaannada Xoolaha ee Gobolka Awdal.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Xoolaha ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa ka qayb-galay munaasibad xil wareejin ah oo uu xilka ku wareejiyay Isku-duwihii h**e ee Gobolka Awdal, Cadirashid Rabiile Muse.

Agaasimuhu wuxu isuduwihii h**e ku ammaanay shaqadii wanaagsanayd ee Cadirashid Rabiile Muse u soo qabtay wasaaradda, isagoo u rajeeyay guul mustaqbal fiican, Sidoo kale wuxuu hambalyo u diray Dr. Jimcaale Axmed Ibraahim, oo dhawaan loo magacaabay xilka Isku-duwaha wasaaradda ee gobolka Awdal, Isagoo ku dhiirrigeliyay inuu dardar geliyo adeegyada caafimaadka xoolaha ee gobolka, isla markaana wasaaraddu ay garab taagan tahay.

Xafladdu waxay ku soo dhammaatay jawi degan, is-afgarad iyo kalsooni ku aaddan in xilku yahay hanaan qori-isudhiib ah.

11/16/2025

Dhoqoshay waxay qaaday tallaabo cusub oo horumarineed, isku-tashi, midnimo , hayaan iyo himilo wadajir ah. Maamulka iyo shacabka oo gacmaha is haysta ayaa dhisaya adeegyo iyo kaabayaal mustaqbal oo horseed u ah horumarka degmada.

11/15/2025

Nabaddii oo lugaynaysa oo lasoo qabtay. 🤪😜🫣

Address

205 W 244th Street #44
Minneapolis, MN
55444

Telephone

+252634432659

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan Saylici posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahmaan Saylici:

Share