Abdirahman Saylici

Abdirahman Saylici Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Saylici, 205 W 244th Street #44, Minneapolis, MN.

Abdirahman is a Somalilander journalist,
You will get him the latest on daily news updates Middle east, western, Horn of Africa analysis, Somali issues and an other exclusive behind-the-scenes content!.

08/24/2026

"Maxamed Muraadoow, Dooda furan aad dalbatay diyaar baa loola yahay".
Eng Mohamed Elmi Huunno

08/24/2026

Wasiir Eng Mohamed Elmi Huunno

08/24/2026

"Maxamuud Xaashi waa qaran dumis, waa in Maxkamad la hor keeno!".

Eng Mohamed Elmi Huunno
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada iyo Qoyska

08/23/2026

Irumayso 🤗 Waxaa iga dambeeyaa waa dahab.

Waa mudantahay masuulku marku kaa tago iyo marku kula joogo inaad runta ka sheegto shakhsiyada uu yahay.... Wasiir Cumar...
08/22/2026

Waa mudantahay masuulku marku kaa tago iyo marku kula joogo inaad runta ka sheegto shakhsiyada uu yahay....

Wasiir Cumar Shuceyb Maxamed laba sanno kudhawaad aan la shaqaynayay waxaan ku bartey inuu yahay nin dhakhtar ah, Aqoonyahan ah, arimaha Khayriga ah ka shaqeeya iyo kuwa aadamaha, nin bulshada udhibirsan una debecsan, waxaan ku bartey nin badanaa ka qayb qaata hawlaha Mutadwacnimada ahba.

Qarankay, ceeb bay ku tahay, Madaxweyne, in inan yar oo wasiir ahi uu yidhaahdo: “Sida Madaxweynaha ii ilaaliya.”Wasiirk...
08/20/2026

Qarankay, ceeb bay ku tahay, Madaxweyne, in inan yar oo wasiir ahi uu yidhaahdo: “Sida Madaxweynaha ii ilaaliya.”
Wasiirku miyaanuu ahayn u adeege shacabka? Goormuu noqday qof laga ilaaliyo shacabka?
Waxaan waydiinayaa Wasiir Khadar: Yaa lagaaga ilaalinayaa, yaase aad iska ilaalinaysaa?
Ceeb qaran weeye in wasiir yidhaahdo: “Qabaalo ciidan ha daba yaacaan,” iyadoo ciidankaasi ay yihiin kuwii Madaxweynaha.

W/Q Boqran Boqole Boqorre oo ka tirsan xisbiga Waddani.

Laba nin oo Somaliland ku culus ayaa shaqada Qaranku saaka na kulmisay.
08/17/2026

Laba nin oo Somaliland ku culus ayaa shaqada Qaranku saaka na kulmisay.

Saaxiibkay Ahna Agaasimahaygii Wariye Xassan Maxamed Yuusuf oo cisbitaalka Royal loo dhigay xaalad caafimaad aan uwada d...
08/14/2026

Saaxiibkay Ahna Agaasimahaygii Wariye Xassan Maxamed Yuusuf oo cisbitaalka Royal loo dhigay xaalad caafimaad aan uwada ducayno in Alle caafimaad deg-deg ah siiyo insha Allah.
Maxaan waayo la shaqeeyay ninkaasi waa gob walahy.

08/10/2026

Surmada day 👁️😆, caadi buu Garsooruhu ugu quusiyay.

Ex-Wasiir h**e Cismaan Saxardiid anigu waan wataa bishii lixaad ayaan qiray inuu Shakhsi Xaruuri ah yahay. ✅✍🏾
08/04/2026

Ex-Wasiir h**e Cismaan Saxardiid anigu waan wataa bishii lixaad ayaan qiray inuu Shakhsi Xaruuri ah yahay. ✅✍🏾

Kaliya waa nin aan Cabudhsanayn, Ciladaysnayn oo aan Ciilhqabin, waa shakhsi Xaruuri ah. wararka sugan ee aan ka helayaana waxay tilmaamayaan inu noqon doono kabaalka isu haya beeshiisa iyo xukuumadda.

Wasiir h**e Cismaan Saxardiid maku haboon yahay xil maanta ahi?
Wasaaraddee odhan lahayd wuu kusoo bixi karaa, haddii loo igmado?.

Address

205 W 244th Street #44
Minneapolis, MN
55444

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Saylici posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share