Somali Minnesota Voice

Somali Minnesota Voice Somali Minnesota Voice (SomVoice) is a community-driven media platform amplifying the voices of Somali Minnesotans.

It connects generations, highlights achievements, and addresses challenges facing the Somali community in Minnesota and beyond.

Minnesotans said  ICE must out of Minnesota!ICE out of Minnesota!  Somali Minnesota Voice
01/23/2026

Minnesotans said ICE must out of Minnesota!

ICE out of Minnesota!


Somali Minnesota Voice

Xaalada Magalada Minneapolis Minnesota ayaa aad u kacdsan Kadib marki ay manta cidamada ICE ay si badheedh ah togasho ug...
01/07/2026

Xaalada Magalada Minneapolis Minnesota ayaa aad u kacdsan
Kadib marki ay manta cidamada ICE ay si badheedh ah togasho ugu dileen gabdh cadaan ah oo reer Minnesota ah.

Duqa, magalada Minneapolis ayaan ugu baaqay cidamada ICE in ay si deg deg ah uga baxaan Minnesota.

Fadlan ha ka taxadiro.
Somali Minnesota Voice

BAAFIIN.📣📢Booliiska Magaalada Minneapolis waxay ka codsanayaan bulshada in ay ka caawiyaan helidda KHALID HASSAN, oo ah ...
12/13/2025

BAAFIIN.📣📢

Booliiska Magaalada Minneapolis waxay ka codsanayaan bulshada in ay ka caawiyaan helidda KHALID HASSAN, oo ah nin Soomaali ah oo 35 jir ah kana maqan.

KHALID markii ugu dambeysay waxaa la arkay 12/12/2025 saacadda 5:30 galabnimo, isagoo ka baxaya Hennepin County Medical Center, cinwaankiisuna yahay 701 Park Ave.

KHALID waa nin 35 jir ah, dhererkiisu yahay 6 fiit, miisaankiisuna yahay 146 rodol, timihiisuna waa madow. Wuxuu xirnaa dharka isbitaalka ee midabka oranji ah (scrubs) iyo sharaabaad, balse kabo ma xirnayn. Waxa kale oo gacantiisa bidix ku duubnaa faashad.

CUSBOONAYSIIN: Waxaa suuragal ah in KHALID sidoo kale xirnaa koofiyad madow, jaakad bunni ah, iyo galoofyo cawl ah oo uu ka helay qof ka tirsan adeegga wacyigelinta (outreach volunteer) agagaarka 400 block Cedar Ave S qiyaastii 9:30 fiidnimo.

Qof kasta oo arka KHALID waxaa lagu dhiirrigelinayaa inuu waco 911.
Lambarka dhacdada (Incident #): 25-356260

Qof kasta oo haya macluumaad ku saabsan halka uu KHALID joogo waxaa laga codsanayaa inuu ku soo diro [email protected] ama uu fariin cod ah kaga tago 612-673-5845.

Sidoo kale, macluumaadka waxaa si qarsoodi ah loogu gudbin karaa Crimestoppers adigoo wacaya 1-800-222-TIPS (8477) ama adigoo internetka ka soo diraya www.CrimeStoppersMN.org.

Mahadsanidin
Somali Minnesota Voice

12/13/2025

Xeer ilaaliyaha Guud ee gobolka Minnesota Keith Ellison ayaa salay salaada jimce kadib u sheegay inuu ka xunyahay sida ICE ula dhaqantay dadka Soomalida ee dagan xaafadda Cedar ee Minneapolis.
Keith Ellison

Somali Minnesota Voice

Baro xuquuqdada👇Congresswoman Betty McCollum
12/12/2025

Baro xuquuqdada👇
Congresswoman Betty McCollum

12/10/2025

ICE oo manta soo gashay xafada somalida ee Ceder- riverside iyo shacabka oo iska eryey.

Somali Minnesota Voice

We love ❤️ you too.
12/07/2025

We love ❤️ you too.

12/06/2025

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Minnesota Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share