Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota Here is your resource from the United States of America,Community News Media,Somali TV is a community media center that provides resources,

Somali TV Minnesota is independently operated and owned bilingual (Somali and English) Television in Minnesota, United States. Our mission is to enrich lives and strengthen our community through the power of media. Building Community Through Media

12/12/2025

Dulaanka Somalida Lagu hayo, iyo Sidii Looga Bixi Lahaa

12/12/2025

KNOW YOU RIGHTS

12/11/2025

Waa maxay fariinta ay kuu siddo Hay'adda Briva Health, xilligan xasaasiga ah ?

12/11/2025

Xildhibaan Mohamud Noor ayaa goobta ku sugnaa intii ay hawshu socotay, isaga oo si toos ah ula hadlay saraakiisha ICE oo ku cadaadiyay in Mubashir lagu sii daayo maadaama uu yahay muwaadin Maraykan ah oo aan wax sabab sharci ah loogu hayn.

12/11/2025

Caawa Saacadu Minnesota marka ay tahay 10:00-pm Somtv wuxuu baahin doonaa Barnaamij toos ah oo ku saabsan xaaladaha cakiran ee ka taagan Gobolka,waxaa ka qeyb gali doona khuburo falanqeyn doona,hadaba waxaad kala soo xiriiri kartaa numberka +1612-224-0094
Mahadsanidiin.

Dad Soomaaliyeed oo haysta dhalashada Maraykanka oo si sharci daro ah loo xiray.
12/11/2025

Dad Soomaaliyeed oo haysta dhalashada Maraykanka oo si sharci daro ah loo xiray.

A Minneapolis resident, identified as Mubashir, recounted his experience at a news conference after a video of his arrest gained significant attention on social media. He stated that federal immigration officers pursued him on foot in the Cedar-Riverside neighborhood on Tuesday, tackled him, handcuf...

12/11/2025

Haddii ay carruuri kuu dhigato dugsiyada Minnesota fariintan waa kuu muhiim.

12/10/2025

Wiil Soomaaliyeed oo Muwaadin Maraykan ah (US. Citizen ) oo ciidamada ICE Barafka Ku jiideen

12/10/2025

Gudoomiyaha Jaamacada Hargeisa oo bilad sharaf lagu gudoonsiiyay Twin Cities School oo ay maamuulaan Aqoonyihanno Soomaaliyeed.

12/10/2025

Caymiska caafimaadka ee sanadka cusub yaa u qalma. Fadlan daawo muuqaalkaan si aad u ogaato.

12/10/2025

Abubakar dugsi Quran graduation & Imam Shatibi Competition Winners Award Ceremony 2025

Address

2213 Snelling Avenue Suite 400
Minneapolis, MN
55404

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali TV Minnesota posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali TV Minnesota:

Share

Category