RADIO DANAN

RADIO DANAN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RADIO DANAN, Media, Minneapolis, MN.

Madaxweynihii Baydhabo xooga looga saaray oo magaalada Nairobi ee dalka kenya War-saxaafadeed kasoo diray.
08/22/2026

Madaxweynihii Baydhabo xooga looga saaray oo magaalada Nairobi ee dalka kenya War-saxaafadeed kasoo diray.

08/22/2026

WARKA HABEEN EE DANAN TV 22/08/2026.

08/22/2026

Aragtida Shacabka Muqdisho ee dhibaatada qaxa ka taagan magaalada Baydhabo.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐šMuqdisho, Sabti, 22 Ago...
08/22/2026

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Muqdisho, Sabti, 22 Agoosto 2026: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda Abaaraha dalka iyo cabsida laga qabo fatahaado culus oo ay sababaan Roobabka Dayrta oo la filayo in ay dhowaan ka bilowdaan qeybo ka mid ah Gobollada Dalka.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa sheegay in guddiga looga baahanyahay in ay bulshada Soomaaliyeed ka wacyigaliyaan Khataraha ka imaan kara fatahaadaha, kuwaas oo dhibaato kasoo gaarto dadka ku dhow wabiyada iyo dhulka biyo-mareenka ah, ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah iyo isku dubarridka deeqaha iyo abaabulka bulshada.

Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, ayaa soo bandhigay warbixinno ku saabsan u diyaar-garowga ka jawaabista masiibooyinka iyo xaaladaha degdegga ah iyo qorshaha lagu wacyigalinayo bulshada ku hareeraysan wabiyada iyo dhulka hoose ee halista ugu jira in ay saameeyaan fatahaadaha Roobabka.

Ugu dambayn, Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, ayaa faray guddiga in ay xoogga saaraan isku duwidda howlaga gurmadka, abaabulka deeq-bixiyayaasha iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeyb-qaadanaya badbaadinta dadka ay saameeyeen abaaraha iyo fatahaadaha soo noq-noqda.

08/22/2026

DEGDEG: Mid kamid Odayaasha Biimaal oo dhaliil usoo jeediyay Beesha Sheekhaal.

08/22/2026

Aadan Madoobe oo uhanjabay Taliye Shub iyo Lafta gareen.

08/22/2026

Xildhibaan Fiyoore "Mar walba sharci Barlamaanka la hor keenayo wadanka waxaa ka dhaca kufsi wax abaabulan ayaa jir"

08/22/2026

"Dadka baahiyaha gaarka qaba wax la dhaho ma jiraan anaga dhan alle xagiisa baahi gaar ka qabnaa"

Amal Cabdullahi oo ah dadka aragga naafada ka ah.

08/22/2026

"Dowladda Hadda jirta Mucaaradka maysan aamusinin,Cunfi siyaasi uma isticmaalin mana racdeesan"

Wasiir Xasan Macallin.

08/21/2026

WARBIXIN: Kulan diimeed iyo mid aayo-tashi ah oo ay beesha Waafate kaga tashanaysay aayahooda iyo masiirkooda ayaa lagu qabtay xerada Ifo, iyadoo kulanka xoogga lagu saaray midnimada, wadajirka iyo horumarinta danaha beesha.

Address

Minneapolis, MN
55407

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RADIO DANAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RADIO DANAN:

Shortcuts

Share

Category