Himilo Media

Himilo Media Waa TV madax-bannaan oo u taagan soo gudbinta wararka, dhacdooyinka, iyo xogaha muhiimka ah, mar kasta iyo xilli kasta.
(1)

Waxaan bulshada gaarsiinnaa warar degdeg ah, falanqeyn, iyo barnaamijyo tayo leh oo ku saleysan xaqiiqo iyo hufnaan.

09/29/2026

Puntland oo sheegtay inay xoog ku soo furatay markab ay afduub u haysteen burcad-badeed.

09/29/2026

MW Laftagareen oo bogaadiyey ciidamadii Weeraray Magaladda beydhabo.+

Hooyo aan u sameynay adeegga bacriminta ah ee IVF oo Caruur mataana ah ku dhashay Nairobi ayaa anaga iyo Ehelkeeda waxaa...
09/29/2026

Hooyo aan u sameynay adeegga bacriminta ah ee IVF oo Caruur mataana ah ku dhashay Nairobi ayaa anaga iyo Ehelkeeda waxaan si wada jir ah ugu duceynay Xaruunteena Muqdisho

Hooydan Maanta, wixii ay muddo dheer rajaynaysay waxay noqdeen xaqiiqo. Sheekadoodu waa sheeko sugitaan, rajo, guul iyo farxad โ€” taas oo dhiirrigelin u noqon karta qoysas badan oo weli rajaynaya inay helaan ubad.
๐—”๐—น๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿค
Marwa Fertility Center โ€” halka rajadu ka bilaabato, farxaduna ku dhalato ๐Ÿ’™

09/29/2026

DEG DEG Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa inay ciidamo dheeraad ah geyso magaalada Baydhabo.

09/28/2026

Dagaalka Beydhabo oo leyku mari wayay,Ciidanka Cusub ee uu Xamse usoo xiray tababarka, Baaqashda Kulanka Golaha shacabka iyo warar kale.

09/28/2026

"Siyaasad Barre ayaa na dhici waayay, Xasan Sheekh Xiligan nama dhici karo".

09/28/2026

Kaalinta xarumaha dhimirka iyo dhaqan-celinta Dr. Xabeeb ee samatabixinta bulshada Soomaaliyeed ee la ildaran xanuunnada dhimirka, marxaladihii ay soo mareen, caqabadihii ay la kulmeen iyo horumarradii ay sameeyeen.

09/28/2026

"Xasan Sheekh Ciyaarta isagaa bilaabay Diyaaradaha Villa Somalia ayaan ugu gelinaynaa, Suuqa ayaan kasoo iibsanay Diyaaradaha" Wasiir Bilaal.

09/28/2026

Yaa Weeraray Baydhabo?

DEGDEG || Lafta gareen oo Bogaadiyay Ciidamadii Saaka Weeraray Magaalada Baydhabo.
09/28/2026

DEGDEG || Lafta gareen oo Bogaadiyay Ciidamadii Saaka Weeraray Magaalada Baydhabo.

Address

207 Lake Street
Minneapolis, MN
55408

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category