Himilo Media

Himilo Media @ Himilo Somali TV is a dynamic broadcasting platform dedicated to delivering the latest news, events, and cultural insights from Somalia and around the globe.
(1)

Himilo Somali TV—where your voice is heard, and your stories are shared!

12/19/2025

DEGDEG:Shir Albaada Uxiranyihiin Oo Kafurmaya Kismayo Iyo Xogo Xasasi Ah Oo Kasoo kor...See More

12/19/2025

Xamar kuwa joogo Shaqadooda ilashanayan, Waxay ka shaqeynayaan mayaqanan kismayo Masuliyiin misaan leh joogaan" Afhayeenka Bayl

Soomaaliya waxay noqoto Qaran loo soo qaato tusaalayaash xun xun. Madaxweyne Ruto oo shacabkiisa Kenya canaanaya ayaa yi...
12/19/2025

Soomaaliya waxay noqoto Qaran loo soo qaato tusaalayaash xun xun. Madaxweyne Ruto oo shacabkiisa Kenya canaanaya ayaa yidhi; "Waxaan maqlayay dad aan doonaynin inay noqdaan sida Singapore balse raba sida Soomaaliya...."

Ruto wuxu ku sheegay in dadkaasi doonaya sida Soomaaliya ay yihiin kuwo maskaxdoodu si qaldan u shaqeyso oo waalan oo nacasyo ah.

Muddooyinkii u dambeeyay waxa soo badanaya in hoggaamiyayaasha dalalka caalamku Soomaaliya usoo qaataan tusaalayaasha xun xun marka ay dadkooda guubaabinayaan. maxay kula tahay ?

Senator Faroole: “Hargeysa wey goosatay, Xamar-na Xasan ayaa goostay anna waan goosanaynaa…”
12/19/2025

Senator Faroole: “Hargeysa wey goosatay, Xamar-na Xasan ayaa goostay anna waan goosanaynaa…”

Madaxweyne Deni: “Haddii aan lays maqliwaayo wey kala tegysaa Soomaaliya.”
12/19/2025

Madaxweyne Deni: “Haddii aan lays maqliwaayo wey kala tegysaa Soomaaliya.”

12/19/2025

Qurux Adduun marabo haddii ay Geeri ka dambeyso"

Gubta oo loo Magacaabay Maamul Cusub oo ka kooban :-1. Axmed Xaanshi Culusow, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Beesha Gu...
12/18/2025

Gubta oo loo Magacaabay Maamul Cusub oo ka kooban :-

1. Axmed Xaanshi Culusow, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir
2. Duniyo Maxamed Caddow, waxaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Siyaasadda Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir
3. Liibaan Saciid Cali, waxaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir
4. Ismaaciil Xasan Maxamed, waxaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir
5. Cabdirashiid Xuseen Cali, waxaa loo magacaabay Xoghayaha Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir

12/18/2025

Shirka Kismaayo oo soo dhamaaday iyo Kullamo kale oo hada...See More.

12/18/2025

Shacab Careysan oo isugu soo baxay Dabdemiska.

12/18/2025

MW Xasan oo Joojiay Shir jaraaid ee Wabarka guud ee Beesha Agoonyar Gaabane Wabar Cabduqaadir Wabar Macalin Maxamed.

12/18/2025

Xil. Daahir Aamiin Jesow "Reer Jubaland waxaan weydiisanayaa Cafis Axmed Madoobana waan isla Joognaa"

12/18/2025

Ugaas Cumar Xiirey "Daniyow istaag M/weyne Xasan Sheekh ma keeni kartaa?"

Address

1 West Lake Street Apt 421
Minneapolis, MN
55407

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category