Somali American Network

Somali American Network Wararka Waxan Kalaso Baxnaa Bada Hoosteeda

Bringing the stories of Somali Americans from those who know the community.

Stories that inform, engage and empower those interested in the Somali American communities.

12/30/2025
12/30/2025
12/28/2025
12/28/2025

Fariin ku socota ganacsatada soomaalida Minnesota

12/25/2025
Hambalyo BBC
12/24/2025

Hambalyo BBC

Mohamoud Hassan BBC, oo muddo 30 sano ah si hagar la’aan ah uga shaqeynayay arrimaha bulshada, ayaa lagu sharfay abaalmarinta Somali Award Hero – Best Community Servant

Abaalmarintan waxaa lagu guddoonsiiyay dadaalkiisa joogtada ah ee uu ugu adeegayay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan taageeridda qoysaska nugul, horumarinta dhalinyarada, iyo xoojinta isku xirnaanta bulshada,

Mohamoud Hassan waxa uu abaalmarintan ku mutaystay kartidiisa hoggaamineed, samirkiisa, iyo kaalinta muuqata ee uu ka qaatay xalinta caqabadaha bulshada, isagoo mar walba mudnaan siinayay danaha guud iyo horumarka bulshada,

Abaalmarintani waa aqoonsi rasmi ah oo lagu maamuusayo shaqadiisa muddada dheer iyo saamaynta togan ee uu ku yeeshay nolosha dad badan.

Fadlan Soo Follow garee page-ka si aad ula socotid hadba wixii cusub.

゚viralシalシ

Jaaliyadda Puntland ayaa qabatay kulan xog-wareysi ah oo uu marti ku ahaa Madaxweynihii h**e ee Puntland Gaas, waxaana k...
12/22/2025

Jaaliyadda Puntland ayaa qabatay kulan xog-wareysi ah oo uu marti ku ahaa Madaxweynihii h**e ee Puntland Gaas, waxaana kulanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Jaaliyadda, Guddoomiye ku-xigeenka iyo xubno ka mid ah Board-ka Jaaliyadda.

12/22/2025
12/17/2025

Maamulka Masjid imam Shaafici ee xaafadda cedar oo dadaal dheer ugalaya sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa qatarta ninka la sheegay inuu kusoo socdo magaalada minneapolis

12/17/2025

Sumcada Soomaaliya oo trump ku haleeyay Sidee lagu Badbaadiyaa?

12/16/2025

Wareysi aan la yeelanay Sergeant Mukhtar Abdulkadir ayaa fariimo muhiim ah u diray bulshada soomaaliyeed:

Mukhtar oo ah Somali American Officer of the year.

Address

1010 Park Avenue
Minneapolis, MN
55404

Telephone

+16125944044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali American Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category