Gedo Cable Tv

Gedo Cable Tv Gedo Cable Tv waa Warbaahin u taagan in ay kuu soo tabisho wararka dal iyo dibad.

12/30/2025

Somaliya Somali baa leh

12/20/2025

Hadalkii Madaxweynaha Somaliya

12/10/2025

Dhacdooyinka ka dhaca gobalka yaa ka dambeeyo?

12/08/2025

Maxa cusub oo aad filaysaan?

11/16/2025

Ma ogtahay in Hay'adaha Gobalada ay dagaan ay ku faafiyaan diintooda?

11/15/2025

Banaan bax loga soo horjeeda odayaasha dhaqanka

11/14/2025

Fariin ku socoto Dowlada Somaliya

11/13/2025

Soo dhawow madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo

Fikirkaada adiga oo cabiraayo Sawirkan maxaad ku cabiri lahayd?👇
11/12/2025

Fikirkaada adiga oo cabiraayo Sawirkan maxaad ku cabiri lahayd?👇

Baled Xaawo 11 Nov 2025 Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baled Xaawo Mudane Shire Abdull Keynan ayaa subaxnimadii h**e ee sa...
11/11/2025

Baled Xaawo 11 Nov 2025

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baled Xaawo Mudane Shire Abdull Keynan ayaa subaxnimadii h**e ee saaka booqday Xabsiga Degmada Beled Xaawo.

Booqashada gudoomiyaha ayaa aheyd mid uu Ku ogaanayey xaalada caafimaad iyo mida nololeed ee ay Ku sugan yihiin Maxaabiista Ku xiran Saldhiga Degmada.

Gudoomiyaha ayaa warbixin Ka dhageystay Taliyaha Saldhiga Degmada Kabtan Daahir Dhiirre Cabdulle oo uga warbixiyey xaalada guud ee maxaabiista.

Gudoomiyaha ayaa uga mahadceliyey Taliyaha police-ka Degmada iyo saraakiisha shaqada wanaagsan ee ay u hayaan bulshada .

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gedo Cable Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share