09/15/2026
Szoboszlai Mxuu Dhaliyay!. Bisinka Wardhiigley Uu Ka Tuuray Intuu Xabad Ku Dagsaday!. Isaga Baroobeey Ee Ka Eheed Waa Dareemi Karaa, Koobabka Yaryarka Wax Waali Luu Dhaliyaa!. Teeda Kle Asi Io Macca 2 Game Xiriir Ee Goolal Isugu Faanooyaa, Yarka Hollandeska Ee Ku Foorartaa😆
Barcola Maskiinka Wali Dadkaan Muusan Baran, Maanta Dhan Wuu U Boos Qaadanaa Sidii Laacibiin Kubad Abuuri Karo, Wuuna Shiixaaa Dafdaf Aa Ka Rabay, S***t Kk
Gakpo Gool Io Caawin Hooshiisa Wuu Iska Wataa!. Macca Gool Io Caawin
Koumas Wax Ka Jiro Malahan!. My Boy Mcconnell Diyaar Ma Ahan!. Kerkez Nacalad Haku Dhacdo Frimbong Aaba Ka Fcn!. Inta Kale Top Waaye
Jaaakeey Inaa Kusoo Qatimaa Rabaa, Mxuu Ahaay Nio Yarkaas, Bismilaah Wht A Player We've, Ilaahow Isheyda Ka Duw😆 Mashmash Caadiya Afka Loogu Ritay Kk