Somali American Tv

Somali American Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali American Tv, News & Media Website, Minneapolis, MN.
(1)

05/31/2026

Sirta Ka Dambeysa Colaadda Dhulka Barakaysan, Diin, Gumeysi, Halgan & Siyaasad

05/29/2026

Horizon Science Academy St. Paul waxay waalidiinta ku wargelinaysaa in diiwaangelinta ardayda cusub ee fasallada K–5 ay hadda furan tahay.

Dugsigu wuxuu bixiyaa waxbarasho tayo sare leh oo STEM ah, fasallo yar-yar,

waxbarasho ku saleysan baahida ardayga, iyo deegaan ammaan ah oo taageero leh.
Doorashadaada maanta waa mustaqbalka carruurtaada berri.

πŸ“ 920 Holley Ave, St. Paul Park, MN 55071
πŸ“ž (651) 259-0090
🌐 www.hsastpaul.org

OGAYSIIS MUHIIM AHHorizon Science Academy St. Paul waxay waalidiinta ku wargelinaysaa in diiwaangelinta ardayda cusub ee...
05/29/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Horizon Science Academy St. Paul waxay waalidiinta ku wargelinaysaa in diiwaangelinta ardayda cusub ee fasallada K–5 ay hadda furan tahay.

Dugsigu wuxuu bixiyaa waxbarasho tayo sare leh oo STEM ah, fasallo yar-yar, waxbarasho ku saleysan baahida ardayga, iyo deegaan ammaan ah oo taageero leh.

Doorashadaada maanta waa mustaqbalka carruurtaada berri.

πŸ“ 920 Holley Ave, St. Paul Park, MN 55071
πŸ“ž (651) 259-0090
🌐 www.hsastpaul.org

Meel kasta aad joogto hadda dalbo Somali Visa, hadda qaado. USA, CANADA IYO EUROPE. Waxaa kuu diyaarinaya Har-san Multis...
05/22/2026

Meel kasta aad joogto hadda dalbo Somali Visa, hadda qaado. USA, CANADA IYO EUROPE. Waxaa kuu diyaarinaya Har-san Multiservice
Kale xidhiidh
+16125233171 ama +19295666859

05/22/2026

Vera Sm Cerrahi TΔ±p Merkezi

05/22/2026

Kaftanka Siyaasadda 708 oo aad u xiisa badan.

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ“’Akadeemiyadda Universal Academy of Columbus ee goboloka Ohio, waxay bulshada Soomaaliyeed iyo dham...
05/21/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ“’
Akadeemiyadda Universal Academy of Columbus ee goboloka Ohio, waxay bulshada Soomaaliyeed iyo dhammaan waalidiinta ku wargelinaysaa in ISDIIWAANGELINTA ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka hadda ay si rasmi ah u furan tahay.
🏫 Fasalada: K–8
πŸ“š Waxbarasho tayo sare leh
πŸ•Œ Barashada Diinta Islaamka
Waxaan carruurta ku barbaarineynaa:
✨ Iimaan
✨ Aqoon
✨ Akhlaaq
✨ Hoggaan wanaagsan
πŸ“ Goobta:
1843 E. Hudson St, Columbus, Ohio 43211
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah:
614-845-5184
🌐 Website:
uacohio.org
✏️ Isdiiwaangeli maanta si aad ubadkaaga ugu diyaariso mustaqbal ifaya!

05/20/2026

Duuliye Somali ah oo xoolo dhaqato noqday, xoolihiina laga xaday.Duuliye Azhari Q1aad

05/18/2026

Kaftanka Siyaasadda 707 oo aad u xiisa badan.

Sawiro Xuska Sanad Guurada 18 May ee Jamhuuriyada Somaliland oo Minnesota Kadhacday
05/16/2026

Sawiro Xuska Sanad Guurada 18 May ee Jamhuuriyada Somaliland oo Minnesota Kadhacday

Address

Minneapolis, MN
55404

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali American Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share