
04/26/2025
Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo axada ku wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada JFS.
Hogaamiyaha ayaa la filayaa inuu ka qayb-galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo bisha shanaad horaanteeda ka furmaya magaalada Muqdisho.