08/14/2018
Qeebtii 2
Waqtigana ka faa'iidayso
Waxa buuggan qoray qoraa Tababare iyo waliba Cilmi-Baare
(Ibrahin waberi)
Buugan waxa uu ka kooban yahay #123 bog (peg) iyo 3 cutub (unit)
kobaat waxa uu ka hadlayaa
Fahanka guud ee maareeynta Nolasha
labaad waxa uu ka hadlayaa Heerarka mareeynta Waqtiga
sadaxaad waxa uu ka hadlaya sidee waqtiga looga faa'iidausan Karaa?
Sidokale buuggani waxa uu fahan cad kaa siinayaa micnaha Hadaf (yool)
Waxa uu qoraagu is dul taagayaa mowduuc xasaasiya
Waxa uu so qadanayaa afar xaraf oo wada (H)ah sida
1 Han (Ambition)
2 Hadaf (Goal)
3 Hiraal (Vision)
4 Hanasho (Achievement/Success)
Waxa in taas dheer in qoraagu uu su'aal waydiinayo Aqristaha buugg??
1 Waa maxay Hadaf?
2 Sidee hadaf loo dajistaa?
3 Sidee Hadaf lagu gadhaa?
Sidokale waxa uu si fiican u falan qaynayaa
1 waa in uu yahay mid xadidan
2 waa in uu yahay mid la Qiyaasi karo
3 waa in uu yahay mid la xaqiijin karo
4 waa in uu yahay mid waaqiciya
5 waa in uu yahay mid waqti Go'an
Waxa uu qoraagu racinayaa cad cad
1 Yaa u bahan jadwal?
2 faa'idada jadwalka
3 Jadwal Dheeli tiran
4 xidhiidhka hadafka Iyo jadwalka
5 Hal-abuurida jadwalka
6 Sifooyinka jadwalka wanaagsan
1 Dhalin yara-Nimada, ka hor gabawga
2 Cafimaatka,ka hor Xanuunka
3 Qani nimada, ka hor Faqiirnimada
4 Firaaqada,Ka hor mashquulka
5 Nolasha, Ka hor Geerida
1 kalsooni Nafeet
2 Aqoon ama xirfad
3 Rabitaan Xooga (rabitan badan)
4 Hab fikir Togan (si wanagsan u fikir)
UGU danbayn wax ku oola
Ifraax ahaan Buuggani wa buugg ad u qayma badan wax badana ka badalay nolashayda
Waxan hubaa hadii at si fiican u aqriso raacdana tilmaamihiisa garaadkaagana kaashato waxat hawlahaada ku dareemi nashaad iyo farxat
Mahadsaniit Qoraaga Buugga
Ifraax somaali jecel Mahadsanit
Aqrisbaa amaan leh
Mankana Koriya
Maskaxda Quudiya