Xogmaal Media

Xogmaal Media MISSION Xogmaal Media is to Provide a trust and indispensable source of information, news and enterta
(1)

08/23/2026

11-ka qaybood ee Ciidanka Maraykanka: sida ay u dhisan yihiin, awooddooda iyo saamaynta ay dunida ku leeyihiin β€” Sheekh Maxamed Shucayb

Inkabadan boqol Arday isugu jira wiilal iyo gabdho oo ka qalanjabiyey Jaamacadda Islaamiga Minnesota
08/23/2026

Inkabadan boqol Arday isugu jira wiilal iyo gabdho oo ka qalanjabiyey Jaamacadda Islaamiga Minnesota

08/23/2026
08/23/2026

Ma jirtaa cabsi ah in Iraan Soomaaliya ka dhex abuurto jabhado Shiico ah? β€” Sheekh Maxamed Shucayb

08/22/2026

Xuska Mowliidka Nabiga ο·Ί oo Lagu Qabtay Minneapolis

Calling All Entrepreneurs, Business Owners & Brands! 🚨 Showcase Your Business at Somali Networking Night  2026!Are you r...
08/22/2026

Calling All Entrepreneurs, Business Owners & Brands!

🚨 Showcase Your Business at Somali Networking Night 2026!

Are you ready to elevate your brand, expand your network, and connect directly with hundreds of professionals, executives, and community leaders?

Join us as an official vendor at Somali Networking Night 2026; the premier networking event of the year!

Why Exhibit with Us

1. Direct Access
2. Maximum Exposure
3. Growth & Partnerships

Venue:

Delta Hotels Minneapolis Northeast
1330 Industrial Blvd NE, Minneapolis, MN 55413

Date:

Saturday, Sep 5, 2026

Dress Code: Formal / Black Tie

Reserve Your Spot Today!

Vendor spaces are limited and filled on a first-come, first-served basis. Secure your booth today to make sure your business is at the center of the room!

Vendor Connect: [email protected]

πŸ“ž Direct Line: +1 (206) 290-7189

Somali International Book Fair and ArtBandhiga caalamiga ah ee bugaagta iyo farshaxanka soomaaliyeed wuxuu sanadkii laba...
08/22/2026

Somali International Book Fair and Art

Bandhiga caalamiga ah ee bugaagta iyo farshaxanka soomaaliyeed wuxuu sanadkii labaad idinku casuumaya madashan.

Nagala soo qayb gal maalin ay kulmi donaan bahda qalinlayda, hal abuurayaasha iyo farshaxanlayda soomaaliyeed.

Somali International Book Fair & Arts is pleased to officially announce the Somali
International Book Fair & Arts.

Minneapolis, Minnesota
πŸ“… Saturday, October 17, 2026

1330 INDUSTRIAL BLVD NE
MINNEAPOLIS, MN 55413

⏰ 4:00 PM – 11:30 PM

08/22/2026

Marinka hormuz ma laga maarmi karaa? qorshaha maraykanka ee lagu yareynayo muhiimadda marin biyoodka β€” Sheikh Maxamed Shucayb

08/22/2026

STEP Academy oo Open House Ku Qabatay Xarumaheeda St. Paul iyo Burnsville sida uu faah faahinayo Deeq Darajo

Waalidiin iyo arday ayaa maanta booqday labada xarumood ee STEP Academy, iyagoo la kulmay maamulka iyo macallimiinta, kana warhelay barnaamijyada waxbarashada iyo qorshaha sannad-dugsiyeedka cusub.
STEP Academy oo la aasaasay 16 sano ka hor ayaa ka mid ah dugsiyada ay Soomaalidu hormuudka ka tahay ee ugu faca weyn Minnesota, waxaana lagu yaqaannaa tayada waxbarashada, barbaarinta akhlaaqda wanaagsan iyo kobcinta mustaqbalka ardayda

08/22/2026

ictiraafka somaliland ee israel iyo khatarta uu somalia uga keeni karo dagaalka bariga dhexe β€” Sheikh Maxamed Shucayb.

Address

Minneapolis, MN
55407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogmaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogmaal Media:

Shortcuts

Share