Somali Television Network - STN

Somali Television Network - STN STN Trusted Somali-language news channel for global and diaspora audiences” STN- waa tv madax banaan oo idiin soo gudbin doona barnaamijyo qiimo leh.

STN- specializes in producing items such as commercials, films, short documentaries, and videos in various TV and Internet formats. We’re committed to providing multimedia resources and programming to serve public interests and strengthen the East African community. faaiidana uleh dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Maleeshiyaad tageersan ciidamada federalka itoobiya ayaa sheegay in qabsadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada mekele e...
10/03/2026

Maleeshiyaad tageersan ciidamada federalka itoobiya ayaa sheegay in qabsadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada mekele ee caasimada maamulka tigreega.Somali Television Network - STN

10/02/2026

Gabadhii dhiman wayday Awale Dayr

10/02/2026

Garyaqaan sare AMAAN OBSIYE oo ka hadlay sababta uu somaliland u taageeray @ [819528093550693:49210:]

Somaliland Steps Up Legal Push for Control of Its AirspaceMINNEAPOLIS — September 28, 2026Somaliland is intensifying its...
09/28/2026

Somaliland Steps Up Legal Push for Control of Its Airspace

MINNEAPOLIS — September 28, 2026

Somaliland is intensifying its campaign to gain control of the commercial airspace over the territory it administers, with Aviation and Airports Development Minister Fu’ad Ahmed Nuh leading a legal and diplomatic effort challenging Somalia’s management of the skies.

https://stnsomali.com/2026/09/28/1071/

09/28/2026

Wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada somaliland ayaa soo gaadhay magaalada MinneapolisSomali Television Network - STN

09/28/2026

Hodan abdirahman oo ruxday masraxa munaasibadii soo dhawaynta wasiirada somaliland Somali Television Network - STN

09/22/2026

Dadka ree somaliland ee maraykanku siday u arkeen booqadhada madaxwayne ciro @ @ ibrahim baqardhe ka jawaabaya Awale Dayr.

09/21/2026

Al fanaan mursal muuse soo dhawayntii madaxwaynaha somaliland ee Washington DC

09/06/2026

Farduus kabtan muuse

09/06/2026

Soo dhawayntii madaxwaynaha

Address

4603 Bloomington Ve
Minneapolis, MN
55407

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Television Network - STN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share