01/24/2026
Waa Video ay xaqiijisay warbaahinta MPR news oo muujinaya sida loo dilay ninka 37 jirka ah. Ninkani ayaa ah cadaan.
Dadwayne aad u caraysan ayaa banaanbax samaynaya.
This video is verified by MPR News and clearly shows the moment the 37 year Man was shot in Minneapolis.
The people are angry and demanding immediate withdrawal of ICE agents from the city.