Somali Wire

Somali Wire Wararka Soomaaliya & Adduunka | Horn of Africa Geopolitics & Global Affairs

04/10/2026

Xabbad-joojintii ma sii jirin. Erdogan wuxuu sheegay in Israa’iil ay jebisay heshiiska, taasoo mar kale kicisay xiisadda gobolka.

04/10/2026

🔴 DEGDEG | Hoggaamiyaha mucaaradka Taiwan ayaa kula kulmay Xi Jinping magaalada Beijing — waana kulankii noocan ah ee ugu horreeyay ku dhowaad toban sano.

Guddoomiyaha xisbiga KMT, Cheng Li-wun, ayaa ku baaqay nabad iyo dib-u-heshiisiin ka dhex dhalata labada dhinac ee marin-biyoodka Taiwan, isaga oo sheegay in labada dhinac ay tahay inay “ka hortagaan oo ay ka fogaadaan dagaal.”

Xi Jinping ayaa isna ku jawaabay in dadka Taiwan iyo Shiinaha ay yihiin “hal qoys.”

Kulankan ayaa yimid toddobaadyo yar ka hor inta aan Xi la filayn inuu bisha May la kulmo Madaxweynaha Mareykanka Trump, halkaas oo mustaqbalka Taiwan la filayo inuu noqdo ajandaha ugu weyn ee wada-hadallada.

04/09/2026

Daawo — Madaxweyne kuxigeenka Mareynkanka oo ka hadlay heshiis ka Iraan.

04/08/2026

Daawo — weerarkii culusaa ee maanta Israa’iil ku qaaday Lubnaan. Khasaare noocee ah ayaa ka dhashay?

🔴 Trump ayaa laba toddobaad dib u dhigay cadaadiska Iiraan. Ma waa fursad nabadeed mise xiisad cusub?
04/07/2026

🔴 Trump ayaa laba toddobaad dib u dhigay cadaadiska Iiraan. Ma waa fursad nabadeed mise xiisad cusub?

04/07/2026

Madaxweyne Trump Iyo Weerarka Iiraan

Trump ayaa sheegay in caawa ay noqon karto habeen taariikhi ah oo go’aan weyn u ah mustaqbalka Iiraan. Hadalkan ayaa kus...
04/07/2026

Trump ayaa sheegay in caawa ay noqon karto habeen taariikhi ah oo go’aan weyn u ah mustaqbalka Iiraan. Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay xiisaddu sii kacsan tahay, isla markaana indhaha dunidu ay ku jeedaan waxa dhici doona saacadaha soo socda.

04/07/2026

Duqeyn cirka ah oo Israa’iil ay fulisay ayaa ku dhacday khad tareen oo ku yaalla Karaj, Iiraan.

➡️ Adeegyada gurmadka degdegga ah ayaa u cararay goobta uu weerarku ka dhacay.

04/01/2026

DAAWO — Iiraan Oo Eedeysay Maraykanka

03/31/2026

DAAWO — Gushii caawa ee xulka Soomaaliya

03/31/2026

DAAWO — Muuqaal muujinaya xilligii ciidamada Lubnaan ay ka baxayeen Ain Ebel, iyadoo xiisadda deegaanka ay weli taagan tahay. Maxaa xiga?

03/31/2026

🔴 Duqeymo Israa’iil ay ka geysatay agagaarka garoonka diyaaradaha Beirut ayaa haleelay dhisme ku yaalla aaggaas.
Wararkan ayaa imanaya xilli xiisadda gobolka ay sii kordheyso, iyadoo goobaha u dhow kaabeyaasha muhiimka ah ay noqdeen bartilmaameedyo halis le

Address

Somali Wire
Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Wire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share