Minnetonka Somali USA Tv

Minnetonka Somali USA Tv welcome Minnetoka somali Tv Service πŠπ”π’πŽ 𝐃𝐇𝐀WOW WARBAHIN TAYO LEH 𝐖𝐀𝐑𝐀𝐑 πˆπˆπƒπˆπ π—πˆπˆπ’πŽ π†π€π‹πˆπ˜π€ ππ€π‘ππ€πŒπˆπ‡π˜πŽ π—πˆπˆπ’πŽ 𝐋𝐄𝐇

09/18/2025

Minnesota oo lagu soo dhaweeyey Senator Naima Ibrahim Yusuf oo ka mid aheyd Baarlamaanka 10-aad ee Aqalka SarΔ™

09/17/2025

Senator Naciima Ibraahim Yuusuf oo lagu soodhaweyey Minnesota

09/17/2025
The Surprising Uses of Lemon and Charcoal: A Natural Mix That May Change Your Daily Routine
07/23/2025

The Surprising Uses of Lemon and Charcoal: A Natural Mix That May Change Your Daily Routine

Fadlan ka soo Qaybgal Somali Cultural Festival.
07/17/2025

Fadlan ka soo Qaybgal Somali Cultural Festival.

07/15/2025
Minneapolis, July 12, 2025 – Caawa fiidkii waxaa si rasmi ah loo qabtay Casho Sharaf heer sare ah oo lagu martiqaaday da...
07/13/2025

Minneapolis, July 12, 2025 – Caawa fiidkii waxaa si rasmi ah loo qabtay Casho Sharaf heer sare ah oo lagu martiqaaday dadweyne kala duwan, taasoo lagu qabtay xarunta African Development Center ee magaalada Minneapolis. Xafladdan waxaa soo qabanqaabiyay maamulka Darul Hikma Center, iyadoo ujeeddadeedu ahayd lacag uruurin loogu talagalay ballaarinta masjidka Darul Hikma, si gaar ahna loogu daro qeyb dumarka u gaar ah oo casri ah.

Xafladda waxaa ka soo qeyb galay dad magac iyo miisaan ku leh bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota. Waxaa kamid ahaa:

Mayorka magaalada Minneapolis, Jacob Frey, oo khudbad kooban ka jeediyay munaasabadda, isagoo muujiyay taageeradiisa mashaariicda dhismaha masjidyada iyo muhiimadda ay bulshada Muslimiinta ahi ku leeyihiin horumarka magaalada.

Xildhibaan Mohamud Noor, oo kamid ah golaha deegaanka ee Minneapolis, kana mid ah siyaasiyiinta ugu firfircoon ee matala bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu xusay in mashruucyada noocan oo kale ah ay muhiim u yihiin isku xirka bulshada, gaar ahaan jiilka cusub ee Muslimiinta.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Ameerika, Mudane Mohamed Keynan, oo isna si qiiro leh uga hadlay muhiimadda masjidku u leeyahay isku duubnida bulshada iyo kobcinta dhaqanka wanaagsan.

Culimo waaweyn, oo ay kamid yihiin ducaad caan ah oo bulshada ku dhiirrigeliyay iney ka qeyb qaataan dhismaha qeybta dumarka ee masjidka.

Ganacsato, waxgarad iyo dhalinyaro, kuwaas oo aad u soo buux dhaafiyay hoolka si ay u muujiyaan taageeradooda.

07/12/2025

DEGDEG: Siyaaasi Ruqiyo Aadan oo baaq soojeedin u dirtay isimada Puntland, gaar ahaaan isimada Beesha Harti | Minneapolis MN |

07/12/2025

DEGDEG: Siyaaasi Ruqiyo Aadan oo baaq soojeedin u dirtay isimada Puntland, gaar ahaaan isimada Beesha Harti | r Minneapolis MN |

07/09/2025
Mac’hadka Cilmi-baarista ee Bayan Wuxuu qabtay: β€œ Wadahadal Bulsho oo ku saabsan Rabshadaha iyo xaaladaha amni ee Dhalin...
06/23/2025

Mac’hadka Cilmi-baarista ee Bayan Wuxuu qabtay: β€œ Wadahadal Bulsho oo ku saabsan Rabshadaha iyo xaaladaha amni ee Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool gobalka Minnesota - USA β€œ

Saturday June 21, 2025

05/24/2025

Address

Minnetonka, MN

Opening Hours

Friday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+16514084395

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Minnetonka Somali USA Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Minnetonka Somali USA Tv:

Share

Our Story Haataf Abdi

page kusoo dhawowo welcom hadaa rabtid inaa nala soo xarirto Waa ku caawinenaa gacmo furan welcome HaatF Abdi