Captan key media

Captan key media Waxaaad kala socon kartan wararkii ugn dambeeyay somaaliya iyo caalamka iyo barnaamijyo intaba

02/01/2026

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya oo baaq u diray guud ahaan Soomaalida Geeska Afrika.

Daahfurka mashruuca Shabalee ee deegaanka Soomaalida ayaa soo jiitay hoggaamiyeyaasha dalalka Geeska Afrika.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku sugan Jigjiga. Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ku soo dhoweeyay mas'uuliyiinta magaalada Jigjiga.
Booqashadu waxay timid iyadoo geeska Afrika ay ku jirto xaalad adag.
"Walaalahayga Geeska Afrika ku soo dhawoowada Itoobiya!" waa fariintaas lagu gudbiyay baraha bulshada ee ra'iisul wasaaraha.
Intii uu ka hadlayay daahfurka mashruuca, wuxuu u sheegay madaxda dallaka deriska ah waxa isugu keenay hal meel ay tahay daahfurka mashruuca dalxiiska deegaanka Soomaalida.
Wuxuu sheegay in horumarka iyo nabaddu ay yihiin waxa dadka isu keena.
"Mashruucyada, nabadda iyo horumarku waa waxa dadka isu keena. Haddii nabadani sii socoto, waxay isu keeni doontaa gobollo badan oo kale, waxaan jeclaan lahaa inaan u mahadceliyo gobolka nabadda iyo horumarka la abuuray oo aan ku soo dhoweeyo martida dalkiinna," ayuu yiri.
RW Abiy Axmed, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

01/31/2026

Ninkan sudaniga ah wuxuu dilay gabadh wanaajisay oo quudinaysay mudo

Ninkan oo magangelyo-doon ahaa laguna magacaabi jiray Deng Chol Majek oo asal ahaan ka yimid Sudan ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kaliya dib loo eegi karo markuu dhamaysto 29 sano kadib markii maxkamad ku taal Coventry magaalo ingiriiska ku taal ay ku heshay dambi dil ah, dilkaas oo ninkan u gaystay gabadh shaqaale hoteel ahayd oo ahayd dadkii quudin jiray

waxaa la faray inay u qaybiso buskud bacaysan qof kastana qaato laba xabo wuxuuna isku dayey inuu qaato wax badan markay tiri dhig na wuu cadhooday ka dib markii ay shaqada ka baxday ayuu ka daba baxay isagoo wata bisbis ama gashwiito hadba sidaad u taqaaan

Maanta ayaa la xukumay laakin Dhacdadu waxay dhacday habeenkii 20 Oktoobar 2024, markaas oo gabadhu dilay oo lagu magacaabi jiray Rhiannon Skye Whyte, oo 27 jir, ahayd kana shaqayn jirtay Park Inn Hotel ee magaalada Walsall, ay ka soo baxday shaqadeeda. Majek ayaa raacay iyada ilaa Bescot Stadium railway station, halkaas oo uu ku dhuftay 23 jeer qalab bir ah (screwdriver), inta badan madaxa iyo jirka,

Ninkan wuxuu uga tegay mayd ahaan wuxuuna iskaga laabtay huteelkii isagoo anay ba ka qasnayn Rhiannon ayaa laga helay goobta iyada oo dhaawac daran qabta, waxaana la geeyay isbitaalka, halkaas oo ay ku geeriyootay saddex maalmood ka dib

Booliska iyo baadhayaasha maxkamadda waxay soo bandhigeen CCTV oo muujinaysa Majek oo daba socda Rhiannon intii uusan weerarka dhicin, iyo DNA maadama jidhka gabadha laga helay farihiisa DNA ahaan booliska ayaa sidoo kale sheegay inuu ninkan ingiriiska u sheegay inuu yahay 19 jir laakin ay ka soo ogaadeen wadanka jarmalka oo u h**e u joogay inuu yahay 26 jir

arinta ugu daran ayaana ahayd inuu lugta ku walaaqay xaalada dadkii magangelyo doonka ahaa ee huteelkaas degana oo dhamaan loo diiday codsigooda kuwaas oo somali badan ku jirtay

Maxkamadu Waxay sheegtay inuu yahay Sudani laakin maadama oo aanu Wadan Magac Muslim waxaa dhici Karta inuu yahay Sudaanta koonfurta

01/27/2026

Border Patrol Chief Bovino, Public Face of Immigration Crackdown, to Leave Minnesota”

Border Patrol Commander Gregory Bovino is set to leave Minnesota along with some of his agents, as President Trump said he is sending his border czar, Tom Homan, to the state, signaling a potential change in immigration strategy.
Trump said he had good conversations Monday with Minnesota Gov. Tim Walz and Minneapolis Mayor Jacob Frey, as his administration seeks to de-escalate turmoil in the state. The White House said Trump will reduce the number of federal agents in Minnesota if local officials there increase their cooperation with federal authorities.
“The president agreed the present situation can’t continue,” Frey said. The mayor also said that some federal agents will begin leaving the area Tuesday, and that he will continue pushing for the rest involved in this operation to go.
The moves come in the aftermath of Alex Pretti’s fatal shooting, the second killing of a U.S. citizen by federal immigration authorities in the city in two weeks. Pretti was an intensive-care nurse who was confronted Saturday while filming the activities of U.S. Immigration and Customs Enforcement officers, wrestled to the ground, and then fatally shot.

I have quoted this information.
https://apple.news/AR3RJ56H5Qw6upc9jvsekOw

01/25/2026

Breaking News:
Republican calls are growing for a deeper investigation into the fatal Minneapolis shooting”

"WASHINGTON (AP) — A growing number of Republicans are pressing for a deeper investigation into federal immigration tactics in Minnesota after a U.S. Border Patrol agent fatally shot a man in Minneapolis , a sign that the Trump administration's accounting of events may face bipartisan scrutiny.
House Homeland Security Committee Chairman Andrew Garbarino sought testimony from leaders at Immigration and Customs Enforcement, Customs and Border Protection and U.S. Citizenship and Immigration Services, saying “my top priority remains keeping Americans Safe.

12/18/2023
11/29/2023
Asc Asxaabta waxan idinka soo salaamaya India Hyderabad
08/31/2023

Asc Asxaabta waxan idinka soo salaamaya India Hyderabad

08/11/2023

WAR DEG DEG Arinta laascanood oo mar kale cirka isku shareertay

Address

5555 Zealand Avenue N
New Hope, MN
55428

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Captan key media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Captan key media:

Share