Saami Show

Saami Show Dhamaan Walalaha Waxa Idinka Codsanaya Hadi U Kuso Gaaro Pagekayga Fadlan Follow IYo Like ino saar adigoo mahadsan fadlan like saar page kaani

11/16/2025

Istahil waxay tagantahay Ninki I hela nasib leh Maxay Kula Tahay adna 😂

11/11/2025

Dawladda Ingiriiska ayaa ku wargelisay muwaadiniinteeda u safraya Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland in looga baahan yahay inay qaataan dal ku galka [eVisa Soomaaliya] si uu safarkoodu u suuragalo.

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda UK ayaa lagu yidhi "Waa inaad haysataa eVisa-ha aad ku gelayso Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto. eVisa la'aantii lagama yaabo in laguu ogolaado inaad halkaas tagto."

Dhanka kale UK waxay sheegtay in dadka si gaar ah ugu safraya Hargeysa la weydiinayo dal ku galka eVisa Soomaaliya taasi se k**a dhigna in madaarka Hargeysa ay ka shaqeynayso ayay yidhaahdeen sababtoo ah madaarada Somaliland ayaad ka iibsanayaa Visa u gaar ah.

Warka kasoo baxay UK ayaa ka dhigan in eVisa Soomaaliya uu yahay dal ku galka sharciga ah ee laga rabo qof kasta oo u socda Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland.

Balse UK waxay ku xasuusinaysa in Somaliland-na si iskeed ah kaaga rabto lacag $60 ah marka aad kasoo degto

10/22/2025

Madaxweyne Cirro: “Reer Laascaanoodow aqoonsigii wuu soo dhowaaday ee ka haka hadhina.”

10/17/2025
10/11/2025

Wa sheko kale e Hal Farin ureeb Inanta😂

10/08/2025

Quruxdisa geel dhalay Maxad ku qiyasi laheed ?

Netanyahu ayaa billaabay olole ka dhan ah Iiraan, wuxuu sheegay inay sirdoonkooda xaqiijiyeen inay Iiraan dhistay nidaam...
10/07/2025

Netanyahu ayaa billaabay olole ka dhan ah Iiraan, wuxuu sheegay inay sirdoonkooda xaqiijiyeen inay Iiraan dhistay nidaamyo gantaallo gaaraya 8,000 km ayna doonayso 3,000 km oo kale inay ku darto, taa oo uu ku sheegay inay khatartu ku wajahantahay Mareykanka oo ay doonayso inay Iiraan beegsato gudaha Mareykanka oo ay ku jiraan magaalooyinka ; New York, Washington, Boston, Miami, iyo xataa Mar-a-Lago oo ah halka uu waqtiga badan ku qaato Trump, isagoo ku sheegay in waqtigan la joogo xilligii laga hortaggi lahaa khatartaa.

10/04/2025

MW Xassan Sh: amar cusub ayuu siiyey saaxiibadiisii u adeegsaday dagaalka JL👇

10/04/2025

Degdeg: Taliyaha Nisa ee D/Howlwadaag Xarbi ayaa ku dhaawacmey weererka hada socda .

Dhismo dushiis ayaa laga soo liifey sida xogtu xaqiijisey dhaawaciisu ma adka .

10/04/2025

Deg deg :xoga ugu danbayse dhimashada Iyo Dhawa ?

10/04/2025

Update :Maxabisti aya ka baxsadeen godka jilicow kuwaso u xirna danbiyo kala duwan

10/04/2025

: Dowladda federalka Somaliya oo ciidamo xoog leh ku daabushay aagga godka Jilicow iyo rasaas wali laga maqlayo gudaha saldhigga Godka Jilicow

Address

Fifth Avenue
New York, NY
10002

Telephone

+254722281304

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saami Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share