
08/09/2024
qofka somaliga muusan isaga oo caroon ama caytamin ama qofka canaanan uusan garnaqsan karin?
ma waxa bulshadena kuyar caqliga qaybta wax lagu kala miisaamo?
Kalmada caqli عقل wa kalmad inooga timi dhanka carabiga, waxana lo yaqanay dabar ka ama xariga lugaha looga xiri jiray awrta/geela si aysan umarin hababin ama xadki loogu talagay udhaafin.
Waxa uu qofku qof ku yahay waa caqliga uu eebe ku kala soocay isaga iyo xoolaha.
Caqliga isaga aya lagu kala sooca xumaha iyo wanaagaba, xaqqa iyo xaq darada, isaga ayana markay xaajo adagi timaado la kaashada.