Aasheedguurta

Aasheedguurta Asheedguurta gabar muxsinad ah oo caan ku ah caawinta masaakiinta
(2)

04/05/2026

Waa idin Salaamay Guys Isu soo noqod wanaagsan, khayr mala sheegay

Tartankani wa suaalood diini ah. (Sheeg saxaabigii magaciisa lagu sheegay quraanka) abaal marintu waa 30$📌 Shuruudaha Ta...
03/17/2026

Tartankani wa suaalood diini ah. (Sheeg saxaabigii magaciisa lagu sheegay quraanka) abaal marintu waa 30$

📌 Shuruudaha Tartanka:
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.

🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKii xalayWaxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa hassan mohamed yaasiin oo noqday qofkii u...
03/16/2026

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKii xalay

Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa hassan mohamed yaasiin oo noqday qofkii ugu horeeyay ee si sax ah uga jawaabay

Dhammaan asxaabtii ka qayb gashay ee aan guulaysan, dadaalkiinna waa la qadarinayaa. Guushu mar walba waxay timaaddaa qofka aan ka daalin isku dayga.

Tartanku wuu sii socon doonaa — fursad cusub ayaa mar kale iman doonta.

Mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaasha.

Tartankani wa suaalood diini ah. (Sheeg Wuxuusan ilaahay arag nabi maxamedna hal maalin arkay, bini aadamkana maalin wal...
03/15/2026

Tartankani wa suaalood diini ah. (Sheeg Wuxuusan ilaahay arag nabi maxamedna hal maalin arkay, bini aadamkana maalin walba arkaan) abaal marintu waa 30$

📌 Shuruudaha Tartanka:
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.

🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKii shalayWaxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa hassan mohamed iyo janan abdi— iyagoo no...
03/15/2026

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKii shalay

Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa hassan mohamed iyo janan abdi— iyagoo noqday labadii qof ee ugu horreeyay ee si sax uga jawaabay 🎯

Dhammaan asxaabtii ka qayb gashay ee aan guulaysan, dadaalkiinna waa la qadarinayaa. Guushu mar walba waxay timaaddaa qofka aan ka daalin isku dayga.

Tartanku wuu sii socon doonaa — fursad cusub ayaa mar kale iman doonta.

Mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaasha.

Tartankani wa labo suaalood. Suaal diini iyo sual maaddi.🥇Suaasha 1aad: (sheeg inta nabi ee ilaahay so diray tiradooda)🥈...
03/14/2026

Tartankani wa labo suaalood. Suaal diini iyo sual maaddi.
🥇Suaasha 1aad: (sheeg inta nabi ee ilaahay so diray tiradooda)
🥈 Suaasha 2aad ( Sheeg kuliyadaha jaamacadaha 6 kuliyadood oo kamida oo mustaqbal wanaagsan oo xagga shaqada ah leh, ardayda hada jaamacadaha bilaabaysana ay fiican tahay inay bartaan ?

⚠️ Ogaysiis Muhiim ah:
Qofku wuxuu ka jawaabi karaa hal suaal oo keliya.
Looma oggola in hal mar qof kawada jawaabo labada suaalood.

Qofku waa inuu ka jawaabaa hal suaal.

📌 Shuruudaha Tartanka:
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.

🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKAWaxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa ahmad ali ahmad— isagoo noqday qofkii ugu horree...
03/14/2026

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKA

Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa ahmad ali ahmad— isagoo noqday qofkii ugu horreeyay ee si sax ah uheley nasiibka, wuxuna qoray sadexdii number ee lacagtu saarnayd numberadaas oo ahaa (155,110,196)

🎯 Dhammaan asxaabtii ka qayb gashay ee aan guulaysan, dadaalkiinna waa la qadarinayaa. Guushu mar walba waxay timaaddaa qofka aan ka daalin isku dayga.

Tartanku wuu sii socon doonaa — fursad cusub ayaa mar kale iman doonta.

Mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaasha.

🎯 TARTANKA LAMBARADA NASIIBKA 30$. Qof walba wuxuu dooranayaa sadex lambar oo u dhexeeya 196 ilaa 110🔒 Gudaha 196 ilaa 1...
03/13/2026

🎯 TARTANKA LAMBARADA NASIIBKA 30$.

Qof walba wuxuu dooranayaa sadex lambar oo u dhexeeya 196 ilaa 110
🔒 Gudaha 196 ilaa 110 waxaa ku qarsoon 3 lambar oo lacag ah.
🏆 Haddii aad doorato 3-da lambar ee lacagtu kujirto waxaad noqoneysaa guulaystaha tartanka.

📌 Shuruudaha Tartanka:
Qofku hal mar keliya ha doorto doorashadiisa (lama oggola in la beddelo marka la qoro).
Lambar laba jeer la qoray waxaa qaadanaya qofkii ugu horreeyay.
Marka tartanku xirmo, natiijada si rasmi ah ayaa loo shaacin doonaa.

⚠️ Fadlan si taxaddar leh u dooro dookhaaga — lama beddeli karo marka la diiwaangeliyo.
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.

🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKAWaxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa shariif xasan— isagoo noqday qofkii ugu horreeya...
03/13/2026

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKA

Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa shariif xasan— isagoo noqday qofkii ugu horreeyay ee si sax ah uheley nasiibka, wuxuna qoray sadexdii number ee lacagtu saarnayd numberadaas oo ahaa (182,193,195)

🎯 Dhammaan asxaabtii ka qayb gashay ee aan guulaysan, dadaalkiinna waa la qadarinayaa. Guushu mar walba waxay timaaddaa qofka aan ka daalin isku dayga.

Tartanku wuu sii socon doonaa — fursad cusub ayaa mar kale iman doonta.

Mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaasha.

03/12/2026

Ilaahow acmaasha naga aqbal 🤲

🎯 TARTANKA LAMBARADA NASIIBKA 30$. Qof walba wuxuu dooranayaa sadex lambar oo u dhexeeya 181 ilaa 195🔒 Gudaha 181 ilaa 1...
03/12/2026

🎯 TARTANKA LAMBARADA NASIIBKA 30$.

Qof walba wuxuu dooranayaa sadex lambar oo u dhexeeya 181 ilaa 195
🔒 Gudaha 181 ilaa 195 waxaa ku qarsoon 3 lambar oo lacag ah.
🏆 Haddii aad doorato 3-da lambar ee lacagtu kujirto waxaad noqoneysaa guulaystaha tartanka.

📌 Shuruudaha Tartanka:
Qofku hal mar keliya ha doorto doorashadiisa (lama oggola in la beddelo marka la qoro).
Lambar laba jeer la qoray waxaa qaadanaya qofkii ugu horreeyay.
Marka tartanku xirmo, natiijada si rasmi ah ayaa loo shaacin doonaa.

⚠️ Fadlan si taxaddar leh u dooro dookhaaga — lama beddeli karo marka la diiwaangeliyo.
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.

🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKAWaxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa abdullahi ahmed— isagoo noqday qofkii ugu horree...
03/12/2026

🏆 NATIIJADA RASMIGA AH EE TARTANKA

Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynayaa abdullahi ahmed— isagoo noqday qofkii ugu horreeyay ee si sax ah uheley nasiibka, wuxuna qoray sadexdii number ee lacagtu saarnayd numberadaas oo ahaa (178,171,180)

🎯 Dhammaan asxaabtii ka qayb gashay ee aan guulaysan, dadaalkiinna waa la qadarinayaa. Guushu mar walba waxay timaaddaa qofka aan ka daalin isku dayga.

Tartanku wuu sii socon doonaa — fursad cusub ayaa mar kale iman doonta.

Mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaasha.

Address

New York
New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aasheedguurta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share