LBC Somali News

LBC Somali News LBC Somali News Waxaad ka heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Somalida iyo caalam kaba

Faahfaahin ku saabsan qaabka uu u dhacay xasuuqa ay ciidamo Soomaali ah ka geysteen gobolka Tigray, sida ay sheegeen goo...
01/21/2022

Faahfaahin ku saabsan qaabka uu u dhacay xasuuqa ay ciidamo Soomaali ah ka geysteen gobolka Tigray, sida ay sheegeen goob joogeyaal.

Ciidamo ka tirsan militeriga Soomaaliya ayaa lasoo tebiyay inay xadgudubyo waaweyn ka geysteen gobolka Tigray ee uu dagaalka ka socdo, inkastoo ay dowladda Soomaaliya horay u beenisay inay askar geysay gobolkaas oo ku yaalla Waqooyiga dalka Itoobiya. Militeriga Soomaaliya oo garabsanaya kuwa dowladd...

Marka ay timaado inaad la kulanto arrin kuugu cusub oo aadan weligaa arag ama aadan maqlin, waxaa kuu soo baxaysa in ay ...
01/21/2022

Marka ay timaado inaad la kulanto arrin kuugu cusub oo aadan weligaa arag ama aadan maqlin, waxaa kuu soo baxaysa in ay jiraan hooyooyin badan oo bulshada dhexdeeda ah, oo mid walba ay dooneyso in ay koriso ubad caafimaad qaba, oo la fahmi karo, gabar ama wiil waxa ay noqdaanba.
wax badan ka ogoowhttps://www.lbcnews.net/post/sheekada-3-da-gabdhood-ee-walaalaha-ah-ee-nimanka-isu-baddelay

Marwo Caasha oo magaceeda saxda ahayn, ayaa la qariyay keeda saxda ah sababo la xiriira saddex carruur oo ay dhashay kuwaas oo bulshada kala kulma dhibaatooyin sida takoor dhanka jinsiga ah Laakin hooyadaan waxa ay muddo ku taamaysay in ay caddeyso sidii ay ku dhashay caruurtan iyo caqabadaha soo fo...

Shirka Jabuuti ee 2020 ayaa lagu tilmaamay mid waddada u xaarayay in dib loo billaaba wadahadallada Somaliland iyo Sooma...
01/20/2022

Shirka Jabuuti ee 2020 ayaa lagu tilmaamay mid waddada u xaarayay in dib loo billaaba wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Haddaba maxaa sababay in shirkaasi ka dib ay dhinacyada isu imaan waayaan?
wax ka ogow

Baarlamaanka UK ayaa yeeshay dood ku saabsan Ictiraafka Jamhuuriyadda Iskeed Madax Baaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. Xildhibaanka doodda horkeenay baarlamaanka UK ayaa soo bandhigay waxyaabaha ay ku mudan tahay Somaliland in la ictiraafo. Isaga oo ku dooday in 30-kii sano ee ugu dambeysay ay So...

01/20/2022

itus oo itaabsii qaybtii sadexaad ee xukuumada jamhuuriyada somaliland

Waxaa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah ka dib markii lagu soo eedeeyay inay Qu'aanka si qarsoodi ah u bareysay 7 qof. Fa...
01/20/2022

Waxaa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah ka dib markii lagu soo eedeeyay inay Qu'aanka si qarsoodi ah u bareysay 7 qof. Faahfaahinta halkan ka eeg.

Haweeney ka soo jeedda qowmiyadda Muslimiinta Wiigar oo xilli saqdii dhexe ah afar sannadood ah ka hor lagu xiray gobolka Xinjiang ee dalka Shiinaha ayaa hadda lagu xukumay 14 sano oo xarig ah. Waxaa lagu eedeeyay in ay diinta Islaamka bareysay dhallinyaro xaafadeeda ku nool iyadoo qarineysay nuqull...

Waxka ogoow
01/18/2022

Waxka ogoow

Wasiirka arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqdey madax banaanida ee Somailand, Dr Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in haatan ay tahay xiliga ugu munaasibsan oo ay safar ku tagi karayeen dalka Itoobiya. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata, ayaa tilmaamey in kulanka dhex marey wefdiga uu....

Xog ku saabsan boqorkii Sacuudiga ee ay Cusmaaniyiinta ku gowraceen Istanbuul?
01/17/2022

Xog ku saabsan boqorkii Sacuudiga ee ay Cusmaaniyiinta ku gowraceen Istanbuul?

Boqor Cabdallah bin Sacuud: Boqorkii Sacuudiga ee lagu gowracay Istanbuul Ciidamada Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ayaa horay u weeraray oo burburiyay caasimadda dowladda Sacuudiga ee Diriyah iyo duleedka magaalada Riyaad. Dhanka kale, sannadkii 1818-kii, Boqor Cabdallah bin Sacuud oo ahaa Boqorka Sac...

Address

West Babylon
New York, NY

Telephone

+13158600133

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LBC Somali News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share