Darwiishka khaatumo

Darwiishka khaatumo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darwiishka khaatumo, Digital creator, hamsedhabac@gmail. com, New York, NY.

Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay bannaanka h**e ee Qunsuliyadda Israa’iil ee Istanbul, si ay uga mudaaharaadaan ...
10/17/2023

Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay bannaanka h**e ee Qunsuliyadda Israa’iil ee Istanbul, si ay uga mudaaharaadaan dilka in ka badan 500 oo falastiiniyiin ah oo Israa’iil ay ku dishay duqayn ay ka geysatay cisbitaal ku yaalla Gaza

DEGDEG: Madaxweynaha Ruushka ayaa daqiiqado kahor la hadlay UNITED NATION-Ka isagoo weydiiyay sababta keentay in ilaa he...
10/17/2023

DEGDEG: Madaxweynaha Ruushka ayaa daqiiqado kahor la hadlay UNITED NATION-Ka isagoo weydiiyay sababta keentay in ilaa heerkan ay ku fiirsadaan Shacabka Falastiin kadib weerarkii Isbitaalka Gaza.

Putin ayaa sidoo kale wacay Madaxda UAE 🇦🇪 , isagoo kala hadlay inay gaaraan Go’aan dagdag oo xaaladaas wax looga qabanayo

Bogga rasmiga ee Masaajidka Mecca 🕋 ee Xarameenka ayaa la saaray Sawir Madow, iyadoo lagu muujinayo waxa caawa ku dhacay...
10/17/2023

Bogga rasmiga ee Masaajidka Mecca 🕋 ee Xarameenka ayaa la saaray Sawir Madow, iyadoo lagu muujinayo waxa caawa ku dhacay Shacabka Falastiin

LAASCAANOOD Hoodo Abdikarim Adan waa gabadh Da'yar ah oo kamida dhalinyarada Magaalada Laascaanood.  Hoodo waxay ka mid ...
01/16/2023

LAASCAANOOD

Hoodo Abdikarim Adan waa gabadh Da'yar ah oo kamida dhalinyarada Magaalada Laascaanood.
Hoodo waxay ka mid ahayd dadki iyo shacabki lagu xansuuqay lascanood ee
Loo Adeegsnayey Xabad Nool.

Beri ayay qaliin galay aay ku waayay mid kamid laxaadkeeda waliba lugta midig’ u soo duceeya in ilaahay fududeeyo.

Qalbiga ayaan kala oyayna ilahay nabar xaqdaro hakagaga dhigo hoodo
Fadlan halo kaco hana lala tacaalo xanuunkeda.

Address

Hamsedhabac@gmail. Com
New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwiishka khaatumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share